{"id":37344,"date":"2017-05-30T22:44:02","date_gmt":"2017-05-30T19:44:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37344"},"modified":"2017-05-30T22:45:47","modified_gmt":"2017-05-30T19:45:47","slug":"maandooriye-farabadan-oo-ciidamada-puntland-gacanta-ku-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maandooriye-farabadan-oo-ciidamada-puntland-gacanta-ku-dhigeen\/","title":{"rendered":"Maandooriye Farabadan oo Ciidamada Puntland Gacanta Ku dhigeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maandooriye-farabadan-oo-ciidamada-puntland-gacanta-ku-dhigeen\/ciidamada-puntland-2\/\" rel=\"attachment wp-att-37345\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37345\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ciidamada-puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ciidamada-puntland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ciidamada-puntland-300x166.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciidamada amaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland waxaa ay ku soo qabteen dad ka ganacsan jiray waxyaabaha maanka-dooriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muxyaddiin Axmed Muuse oo ka mid ah xaraakiisha ciidamada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa Saxaafadda u sheegay in ay soo qabteen dadkii Maandooriyaha keeni jiray Garoowe iyo sidoo kale qaar ka mid ah waxyaabihii Maandooriyaha ahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ciidamada ammaanka maamulka Puntland laga doonaayo in ay xoojiyaan howlgallada ay kula dagaalamayaan kooxaha Maandooriyaha ka ganacsadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu Maxkamaddaha Puntland ugu baaqay in ay xukun adag ku ridaan dadka ay soo qabtaan ciidamada Ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland ayaa bilihii lasoo dhaafay waday howlgallo ay kula dagaalamayaan dadka ka ganacsada Maandooriyaasha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland waxaa ay ku soo qabteen dad ka ganacsan jiray waxyaabaha maanka-dooriya. Muxyaddiin Axmed Muuse oo ka mid ah xaraakiisha ciidamada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa Saxaafadda u sheegay in ay soo qabteen dadkii Maandooriyaha keeni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37344\/revisions\/37347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}