{"id":37336,"date":"2017-05-30T21:52:05","date_gmt":"2017-05-30T18:52:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37336"},"modified":"2017-05-30T21:55:48","modified_gmt":"2017-05-30T18:55:48","slug":"wasaarada-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiinta-oo-ku-dhawaaqdey-shir-dib-u-heshiisiin-xamar-ka-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wasaarada-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiinta-oo-ku-dhawaaqdey-shir-dib-u-heshiisiin-xamar-ka-furmaya\/","title":{"rendered":"Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiinta oo ku dhawaaqdey SHir Dib u heshiisiin Xamar ka furmaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wasaarada-arrimaha-gudaha-iyo-dib-u-heshiinta-oo-ku-dhawaaqdey-shir-dib-u-heshiisiin-xamar-ka-furmaya\/juxa1\/\" rel=\"attachment wp-att-37337\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37337\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/JUXA1.jpg\" alt=\"\" width=\"560\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/JUXA1.jpg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/JUXA1-300x223.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 560px) 100vw, 560px\" \/><\/a>Wasiirka wasaarrada arimaha gudaha iyo dib-u-hishiisiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Muqdisho dhawaan ay ka furayaan Shir weyne dib u heshiisiin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale sheegay in wasaaradiisa ay ka shaqeyn doonto hormarinta iyo midnimada dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in dib u heshiisiin laga dhex sameeyo Bulshada Soomaaliyeed isla markaana ay ka shaqeynayaan midnimada dadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Juxa ayaa sheegay in ujeedka shirkaasi uu yahay in dib- u -heshiisiin dhab ah laga dhex sameeyo dadka Soomaaliyeed ee walaalaha ah maadaama dalka muddo uu colaad ku jiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa horay u sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay xooga saareyso dib u heshiisiin dhab ah si dadka Soomaaliyeed is dhex galkooda uu u sahlanaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarrada arimaha gudaha iyo dib-u-hishiisiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Muqdisho dhawaan ay ka furayaan Shir weyne dib u heshiisiin ah. Waxaa uu sidoo kale sheegay in wasaaradiisa ay ka shaqeyn doonto hormarinta iyo midnimada dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in dib u heshiisiin laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37336"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37339,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37336\/revisions\/37339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}