{"id":37331,"date":"2017-05-30T01:54:16","date_gmt":"2017-05-29T22:54:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37331"},"modified":"2017-05-30T01:54:57","modified_gmt":"2017-05-29T22:54:57","slug":"mweynaha-jubbaland-axmed-madoobe-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyey-caleema-saarkii-mweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweynaha-jubbaland-axmed-madoobe-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyey-caleema-saarkii-mweynaha-galmudug\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo KHudbad Taariikhi ah ka jeediyey Caleema saarkii M\/weynaha Galmudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweynaha-jubbaland-axmed-madoobe-oo-khudbad-taariikhi-ah-ka-jeediyey-caleema-saarkii-mweynaha-galmudug\/axmed-madoobe-4\/\" rel=\"attachment wp-att-37332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/axmed-madoobe.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/axmed-madoobe.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/axmed-madoobe-300x211.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo ka mid ahaa madaxdii maanta ka qeybgashay munaasabadii calleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa halkaa ka jeediyay khubad saameyn badan oo dhinacyo kala duwan taabatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa dardaran adag u jeediyay madaxweynayaaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo uu kula dardaarmay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u dhameeyaan colaada magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug waxaan leeyahay arinta Gaalkacyo jufaa u tihiin, Ehel baad u tihiin, odayaal baad u tihiin, Akhayaar baad u tihiin, waxaan rajeynayaa in colaadaa aysan soo noq noqon doonin\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale mar ka hadlay arinta Dhuusa-mareeb iyo Ahlu Sunnna Waljameeca ayuu sheegay in madaxweynaha cusub ee Galmudug looga fadhiyo in uu u tago dhinaca kale [Ahlu Sunna Waljameeca] tanaasullaad badanna uu sameeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nok7K-y3_Hc\" width=\"300\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu soo hadal qaaday daganaasho la\u2019aanta siyaasadeed ee ka jirta maamulka Galmudug ayuu yiri\u2019\u2019 Madaxweyne Xaaf waxaa rabaa in aan kuu sheego Cadaado joogitaan ayeey kaa rabtaa iyo lugaha in aad dhulka ku heyso, Cadaado dhibka soo maray waxaa uu ahaa 45 berri markii ay maalmo ka dhiman tahay in la tago oo haddana laga tago, deyn badan oo horana waa ay qabtaa, wax weyn oo magaalada iiga muuqdana ma jiraan guryihii laga dhisay waqtigii maamulkii Ximin iyo Xeeb ayaa wali ka dhisan Riinji unbaa lagu kordhiyay\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayuu ka dalbaday ugu danbeyntii in la furfuro nidaamka dowladnimada oo aan Xamar oo kaliya lagu ekaan, isaga oo yiri\u2019\u2019 madaxweynaha idhihiisa waxa ay qabtaan waa ciidamada Muqdisho jooga, shaqaallaha Muqdisho jooga, baarlamaanka uu arkaa waa kan Muqdisho\u2019\u2019 taa waxaa ay keeneysaa in uusan madaxweynuhu ka war qabin waxa ka jira dalka intiisa kale\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa raaciyay, isaga oo kula dardaarmay in uu safaro ku tago gobollada dalka si markaa uu ula socdo xaalada wadanka ka jirta.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo ka mid ahaa madaxdii maanta ka qeybgashay munaasabadii calleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa halkaa ka jeediyay khubad saameyn badan oo dhinacyo kala duwan taabatay. Madaxweynaha ayaa dardaran adag u jeediyay madaxweynayaaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo uu kula dardaarmay in ay sida ugu dhaqsiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37331"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37334,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37331\/revisions\/37334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}