{"id":37327,"date":"2017-05-30T01:16:43","date_gmt":"2017-05-29T22:16:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37327"},"modified":"2017-05-30T01:33:58","modified_gmt":"2017-05-29T22:33:58","slug":"shirkii-golaha-wasiirada-oo-lagu-meel-mariyey-19-hindise-sharciyeed-uu-ku-jiro-kan-isgaarsiinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirkii-golaha-wasiirada-oo-lagu-meel-mariyey-19-hindise-sharciyeed-uu-ku-jiro-kan-isgaarsiinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"SHirkii Golaha wasiirada oo lagu meel mariyey 19 hindise sharciyeed uu ku jiro Kan Isgaarsiinta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirkii-golaha-wasiirada-oo-lagu-meel-mariyey-19-hindise-sharciyeed-uu-ku-jiro-kan-isgaarsiinta-soomaaliya\/golaha-wasiirada-hindise-sharci\/\" rel=\"attachment wp-att-37328\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37328\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/golaha-wasiirada-hindise-sharci.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/golaha-wasiirada-hindise-sharci.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/golaha-wasiirada-hindise-sharci-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Gollaha wasiirrada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo markii danbe shirka uu ku soo biiray ra\u2019iisal wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada dardargelinta shuruucda dalka bacdamaa ay dawladan tahay tii sharciga iyo Shacabka, shacabkana ay naga sugayaan waxqabad dhan walba ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha golaha ayaa dhageystay warbixino ku aadan shuruucda ay gacanta ku hayaan wasaaradaha qaar si loogu sii diyaar garoobo oo golaha wasiirada ay u ansixiyaan ka hor inta aan loo gudbin Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirada ayaa sheegay in shuruucda ay diyaariyeen, qaarna ay weli wadaan wadatashi, iyadoo la isku raacay in shuruuc ka badan 20 ay diyaar yihiin, Hindise Sharciyeedyadaas oo ay ka mid yihiin;<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Isgaarsiinta<br \/>\n2. La Dagaalanka Musuqmaasuqa<br \/>\n3. La-Dagaalanka Argagaxisada<br \/>\n4. Runta &amp; Dib u Heshiisiinta<br \/>\n5. Dawladaha Hoose<br \/>\n6. Dambiyada Kufsiga<br \/>\n7. Muwaadinimada<br \/>\n8. Dadka Baahiyaha Gaarka qaba<br \/>\n9. Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Bada<br \/>\n10. Badda<br \/>\n11. Kheyraadka Biyaha<br \/>\n12. Tamarta<br \/>\n13. Maareynta Maaliyada<br \/>\n14. Istaatiistikada<br \/>\n15. Xeerka Saxaafada<br \/>\n16. Waxbarashada<br \/>\n17. Nidaamka Hay\u2019adaha Samafalka<br \/>\n18. Sharciga Beeraha<br \/>\n19. Gudiga Muftida Culumada<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gollaha wasiirrada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo markii danbe shirka uu ku soo biiray ra\u2019iisal wasaare Kheyre. Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada dardargelinta shuruucda dalka bacdamaa ay dawladan tahay tii sharciga iyo Shacabka, shacabkana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37327"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37330,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37327\/revisions\/37330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}