{"id":37319,"date":"2017-05-30T00:20:04","date_gmt":"2017-05-29T21:20:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37319"},"modified":"2017-05-30T00:27:02","modified_gmt":"2017-05-29T21:27:02","slug":"xabsiga-burco-oo-labo-ruux-ugu-geeryoodeen-xanuunka-shuban-biyoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xabsiga-burco-oo-labo-ruux-ugu-geeryoodeen-xanuunka-shuban-biyoodka\/","title":{"rendered":"Xabsiga Burco oo labo Ruux ugu geeryoodeen Xanuunka SHuban biyoodka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xabsiga-burco-oo-labo-ruux-ugu-geeryoodeen-xanuunka-shuban-biyoodka\/xabsiga-burco\/\" rel=\"attachment wp-att-37320\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37320\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xabsiga-burco.jpg\" alt=\"\" width=\"557\" height=\"320\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xabsiga-burco.jpg 557w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xabsiga-burco-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 557px) 100vw, 557px\" \/><\/a>Laba Maxbuus ayaa ugu geeriyooday cudurka Shuban biyoodka xabsiga magaaladda Burco, halka Afar iyo konton maxbuus u jiifaan cudurkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxaabiista jeelka Burco ku jirta ayaa la sheegay inayn ku jiraan laba boqol iyo toddobaadan maxbuus iyo Lix askari, waxaanu cudurka shuban biyoodku soo ritay oo u jiifa maxaabiis lagu sheegay inay tiradoodda afar iyo konton maxbuus.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa sheegtay in hadda xakameeyeen dadaal dheer ka dib markii ay ka hawlgaleen wasaaradda caafimaadka, wasaaradda cadaaladda, xeer ilaalinta gobolka Togdheer, ciidanka Asluubta iyo hay\u2019adda ICRC ee bisha cas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirudawlaha wasaaradda Cadaaladda Khadar Axmed Diiriye ayaa sheegay in hawl-wadeenadda caafimaadka ku hawlan yihiin sidii aanu cudurkaasi u faafin,isl amarkaana u saamayn maxaabiista kale, waxanu intaas ku daray lagu hawlan yahay in la hakiyo cudurkaasi ooo hadda soo ritay maxaabiis badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, wasaaraddu waxay sheegtay in labadan marxuum ee u geeriyooday shuban biyoodka ee ku jiray xabsiga Burco ay xukunayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201ccudurkan shuban biyoodka waxa calaamadihiisa lagu arkay sabtiddii waxaanu illaa hadda cudurku soo ritay afar iyo konton maxbuus oo ka mid ah laba boqol iyo todobaatan maxbuus oo ku jira xabsiga magaaladda Burco\u201dayuu yidhi wasiirudawlaha Cadaaladda Khadar Axmed Diiriye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee, cudurkan ayaa si fudud u fididda, haddii aan degdeg wax looga qaban waxa uu galaafan karaa nolosha maxabiis kale oo badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba Maxbuus ayaa ugu geeriyooday cudurka Shuban biyoodka xabsiga magaaladda Burco, halka Afar iyo konton maxbuus u jiifaan cudurkan. Maxaabiista jeelka Burco ku jirta ayaa la sheegay inayn ku jiraan laba boqol iyo toddobaadan maxbuus iyo Lix askari, waxaanu cudurka shuban biyoodku soo ritay oo u jiifa maxaabiis lagu sheegay inay tiradoodda afar iyo konton [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37320,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37322,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37319\/revisions\/37322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}