{"id":373,"date":"2011-05-03T16:47:17","date_gmt":"2011-05-03T16:47:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=373"},"modified":"2011-05-03T16:47:17","modified_gmt":"2011-05-03T16:47:17","slug":"qaraxyo-geestay-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-muqdisho-iyo-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/qaraxyo-geestay-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ka-dhacay-muqdisho-iyo-boosaaso\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Geestay Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxyadaaan oo la la eegtay ciidamo ka tirsan TFG-da iyo kuwa Puntland ayaa ka dhacay maatna magaalada Muqdisho iyo Magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ku sugan agagaaraka Ex-Control Afgooye waxaana goob joogayaal ay u sheegeen wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan 4 askari halka ay ku dhaawacmeen tiro lagu sheegay 5 ka mdi ah Askarta TFG-da waxaana goobjoogayaasha ay sheegeen in qaraxa uu ahaa mid miino dhullka lagu aasay.<\/p>\n<p>Dhanka Qaraxa ka dhacay Boosaaso ayaa lagu soo waramayaa in lala beegsaday ciidamada BIS-ta ee Puntland waxaana warku intaa uu raacinayaa in qaraxa qasaaro xoogan u geystay ciidamada Puntland ee qaraxa lala eegtay inta la ogyahay waxaa qaraxa ku dhintay 2 ka mid ah Ciidamadii qaraxa lala eegtay halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Waxaa caado ka noqotay Soomaaliya qaraxyada lala beegsanayo kuwa adeega Reer Galbeedka.<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/span><\/a><\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyadaaan oo la la eegtay ciidamo ka tirsan TFG-da iyo kuwa Puntland ayaa ka dhacay maatna magaalada Muqdisho iyo Magaalada Boosaaso. Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lala eegtay ciidamo ku sugan agagaaraka Ex-Control Afgooye waxaana goob joogayaal ay u sheegeen wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-373","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/373\/revisions\/375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}