{"id":37295,"date":"2017-05-28T01:45:06","date_gmt":"2017-05-27T22:45:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37295"},"modified":"2017-05-28T01:46:10","modified_gmt":"2017-05-27T22:46:10","slug":"deegaanka-goofguduud-oo-ay-la-wareegeen-ciidamada-dawlada-fs-iyo-kuwa-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/deegaanka-goofguduud-oo-ay-la-wareegeen-ciidamada-dawlada-fs-iyo-kuwa-amisom\/","title":{"rendered":"Deegaanka Goofguduud oo ay la wareegeen Ciidamada Dawlada FS iyo kuwa AMISOM."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/deegaanka-goofguduud-oo-ay-la-wareegeen-ciidamada-dawlada-fs-iyo-kuwa-amisom\/goofgudud-la-wareegid\/\" rel=\"attachment wp-att-37296\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37296\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/goofgudud-la-wareegid.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/goofgudud-la-wareegid.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/goofgudud-la-wareegid-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM, ayaa dib maanta ula wareegay degaanka Goof-Gaduud oo 30-KM u jira Magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, sida warbaahinta dowladda ay sheegtay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed, ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM lagu soo dhoweeyay degaanka.<\/p>\n<p>09-kii bishii May dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degaanka Goof-Gaduud, kaddib markii ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku lahaayeen degaankaas.<\/p>\n<p>Xaaladda degaanka ayaa hadda waxaa laga soo sheegayaa in ay tahay mid degan, balse ciidamada ayaa waxaa ka muuqda feejignaan xooggan.<\/p>\n<p>Ma jirto war kasoo baxay xarakadda Al Shabaab oo ku aadan kala wareegidda degaanka.<\/p>\n<p>Deegaanka Goof Gaduud ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaallo u dhexeeya ciidanka dowladda iyo Al Shabaab.<\/p>\n<p>Gacan ku heynta degaankan waxaa uu muhiim u yahay ammaanka magaalladda Baydhabo oo ah meesha amniga magaalladda laga xaqiijin karo.<\/p>\n<p>Al shabaab ayaa ku xooggan degaanno kamid ah Gobolladda Baay iyo Bakool.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM, ayaa dib maanta ula wareegay degaanka Goof-Gaduud oo 30-KM u jira Magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, sida warbaahinta dowladda ay sheegtay. Mas\u2019uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed, ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM lagu soo dhoweeyay degaanka. 09-kii bishii May dagaalyahano ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37295"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37298,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37295\/revisions\/37298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}