{"id":37287,"date":"2017-05-28T00:29:56","date_gmt":"2017-05-27T21:29:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37287"},"modified":"2017-05-28T00:29:56","modified_gmt":"2017-05-27T21:29:56","slug":"saldhigga-berbera-ee-imaaraadka-oo-somaliland-sheegtey-in-weeraro-loo-adeegsan-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/saldhigga-berbera-ee-imaaraadka-oo-somaliland-sheegtey-in-weeraro-loo-adeegsan-karo\/","title":{"rendered":"Saldhigga Berbera ee Imaaraadka oo Somaliland sheegtey in Weeraro loo Adeegsan karo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/saldhigga-berbera-ee-imaaraadka-oo-somaliland-sheegtey-in-weeraro-loo-adeegsan-karo\/sacad-cali-shire\/\" rel=\"attachment wp-att-37288\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sacad-cali-shire.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"337\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sacad-cali-shire.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sacad-cali-shire-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>Dowladda Imaaraadka Carabta oo dhawaan la wareegtay dekedda Berbera oo ay isticmaalayan saldhig militari, iyaga oo isku diyaarinaya weeraradii ugu horeeyay oo ay halkaa ka qaadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta u furan tahay in ay weeraro ka qaadaan saldhiga ay ka hergalinayaan magaalada Berbera oo ay dhawaan si rasmi ah ula wareegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa saldhig militari, wayna u furantahay in\u00a0 ay weerarro qaadaan Imaaraadka&#8221; ayuu yiri Dr Sacad Cali oo wareysi siiyay idaacadda VOA-da.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saldhigga ayaa wali ku socda dhisme, hase ahaatee maraakiibta dagaalka ee Imaaraadka Carabta ayaa mar dhoweyd ku soo dhowaaday biyaha Berbera, gaar ahaan meel u dhow Dekeda oo dhowaan lagu wareejiyay Shirkadda DP World.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ku saabsan weerarada militari ee Imaaraadka uu ka qaadayo saldhiga Berbera ayaa sii xoojin kara walwalka wadamada gobolka ay ka muujinayaan cawaaqibka nabad-galyo ee ka iman kara tallaabo kasta oo ay qaadaan ciidamada halkaa ku sugan.<\/p>\n<p>\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017527636314594501862926berb34.png\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin,Mr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in uusan aaminsaneyn in saldhiga milateri ee Imaaraadka ka isticmaalayo Berbera uu khilaaf ka abuuri karo gobolka, waxaa uu tilmaamay in horay Imaaraadku saldhig milateri ugu lahaayeen Dekeda Casab ee dalka Eritrea, taasna aanay wax khilaaf ah ku keenin Gobolka, isagoo intaa ku daray in saldhiga cusub ee Berbera aanu wax caqabad iyo khilaaf abuuri doonin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka sida weyn ugu dhuundaloola arintan ayaa qaba in muhiimada ugu weyn ee Imaaraadku u leeyahay saldhiga Berbera lagu tilmaami karo dagaalka ka dhanka ah Yemen oo xulufo uu Imaaraadku ka mid yahay weeraro ka geysanayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Somaliland ayaa sanadkii 1991 ku dhawaaqday inay ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale, ayna tahay dal madax banaan, hase ahaatee wali ma aysan helin wax aqoonsi caalami ah, iyadoo maalmo ka hor ay ku beegneyd sanad-guuradii 26aad ee ka soo wareegatay, markii gooni isu taagga ku dhawaaqday.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraadka Carabta oo dhawaan la wareegtay dekedda Berbera oo ay isticmaalayan saldhig militari, iyaga oo isku diyaarinaya weeraradii ugu horeeyay oo ay halkaa ka qaadaan. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta u furan tahay in ay weeraro ka qaadaan saldhiga ay ka hergalinayaan magaalada Berbera oo ay dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37287"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37290,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37287\/revisions\/37290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}