{"id":37283,"date":"2017-05-28T00:09:16","date_gmt":"2017-05-27T21:09:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37283"},"modified":"2017-05-28T00:17:02","modified_gmt":"2017-05-27T21:17:02","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-sameyneyso-manhaj-mideysan-xaga-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-sameyneyso-manhaj-mideysan-xaga-waxbarashada\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo Sheegtey in ay sameyneyso Manhaj Mideysan xaga waxbarashada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-sameyneyso-manhaj-mideysan-xaga-waxbarashada\/manhaj-mideysan\/\" rel=\"attachment wp-att-37285\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/manhaj-mideysan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/manhaj-mideysan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/manhaj-mideysan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday markii ugu horeysay in sameynayso Manhaj cusub ka soo loogu talagalay in lagu hormariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya C\/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay in ay bilaabayaan qorista manhajka waxbarashada Soomaaliya .<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya yeelato manhaj dalka oo dhan laga wada barto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa xusay in sanadka 2018-da Manhaj mid ah dalku uu yeelan doono ,islamarkaana la geli doono imtixaan mid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017527636314558397176505CHt7kNWWIAAjUEkdddddddd.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"300\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Dhaliisha ugu weyn ee loo jeediyo waxbarashada Soomaaliya ayaa ah in aysan laheyn manhaj mideysan oo isku mid ah wax lagu baro ardeyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday markii ugu horeysay in sameynayso Manhaj cusub ka soo loogu talagalay in lagu hormariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed. Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya C\/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay in ay bilaabayaan qorista manhajka waxbarashada Soomaaliya . Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37283","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37283","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37283"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37286,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37283\/revisions\/37286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}