{"id":37253,"date":"2017-05-27T01:28:13","date_gmt":"2017-05-26T22:28:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37253"},"modified":"2017-05-27T01:35:36","modified_gmt":"2017-05-26T22:35:36","slug":"maxkamadda-sare-ee-dalka-soomaaliya-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigtey-goaanki-madasha-amarteyna-in-dib-loogu-noqdo-8-kursi-barlamaanka-kamid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maxkamadda-sare-ee-dalka-soomaaliya-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigtey-goaanki-madasha-amarteyna-in-dib-loogu-noqdo-8-kursi-barlamaanka-kamid-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare ee Dalka Soomaaliya oo waxba kama jiraan ka dhigtey Go&#8217;aanki Madasha amarteyna in dib loogu noqdo 8 kursi barlamaanka kamid ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maxkamadda-sare-ee-dalka-soomaaliya-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigtey-goaanki-madasha-amarteyna-in-dib-loogu-noqdo-8-kursi-barlamaanka-kamid-ah\/maxkamada-sare\/\" rel=\"attachment wp-att-37254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/maxkamada-sare.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/maxkamada-sare.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/maxkamada-sare-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay siddeed ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya, waxayna amartay in dib loogu noqdo doorashaadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warqad ka soo baxday maxkamadda oo ku taariiikheysan 16-ka bishan May ayeey maxkamaddu ku sheegtay in kadib dacwo socotay in ka badan 5 bilood ay baabi\u2019isay go\u2019aankii xubnaha madasha qaranka iyo guddigii doorashada federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka mid ahaa 11 kursi ee Guddiga Xalinta Khilaafaadka horey u laaleen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraalka ayaa lagu sheegay in maxkamada taageertay go\u2019aankii guddiga xalinta Khilaafaad ee ahaa in kuraastaas la laalo, islamarkaana dib loo galo doorasho cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada sare ayaa sheegtay in ay amreyso in dib doorasho cusub loogu tartamo kuraasta ay ku fadhiyaan xildhibaanada kala ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Cabdullahi Maxamed Adan Shaacir<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Maxamed Saciid Cabdullahi<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Maxamed Axmed Abdtidoon<\/p>\n<p align=\"justify\">4. Nadiif Aadan Isaaq<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Muna Khalif Sheekh Abu<\/p>\n<p align=\"justify\">6. Cabdicasis Salax Carmaan<\/p>\n<p align=\"justify\">7. Sharmarke Garaad Saleebaan Buraale<\/p>\n<p align=\"justify\">8. Samra Ibrahim Cumar<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka maxkamadda u soo gudbiyey dacwadan ee ku dooday kuraasta sideedda ah ee maxkamadda ay amartay in dib loogu tartamao ayaa kala ah:-<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Muumino Sheekh Cumar<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Aadan Maxamed Cali<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Khaalid Cumar Cali<\/p>\n<p align=\"justify\">4. Maxamed Mukhtar Ibrahim<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Boqor Cabdullahi Axmed Cali<\/p>\n<p align=\"justify\">6. Malaaq Sidow Maadow<\/p>\n<p align=\"justify\">7. Ibrahim Saalax Dayfullah<\/p>\n<p align=\"justify\">8. Caasho Xaaji Cilmi<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma cadda sida go\u2019aankan uu u dhaqan gali doono, waxaana jirta in kuraasta ay maxkamadda laashay ay xildhibaanada ku fadhiya horey uga qeyb galeen doorashadii madaxweyne ee dalka ka dhacday, iyo go\u2019aano ay soo saareen baarlamanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay siddeed ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya, waxayna amartay in dib loogu noqdo doorashaadooda. Warqad ka soo baxday maxkamadda oo ku taariiikheysan 16-ka bishan May ayeey maxkamaddu ku sheegtay in kadib dacwo socotay in ka badan 5 bilood ay baabi\u2019isay go\u2019aankii xubnaha madasha qaranka iyo guddigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37253"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37256,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37253\/revisions\/37256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}