{"id":37232,"date":"2017-05-26T22:58:10","date_gmt":"2017-05-26T19:58:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37232"},"modified":"2017-05-26T23:12:22","modified_gmt":"2017-05-26T20:12:22","slug":"haweeney-ganacsataa-oo-xaley-lagu-diley-goob-ka-tirsan-degmada-hodan-ee-gbanaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/haweeney-ganacsataa-oo-xaley-lagu-diley-goob-ka-tirsan-degmada-hodan-ee-gbanaadir\/","title":{"rendered":"Haweeney Ganacsataa oo xaley lagu diley Goob ka tirsan degmada Hodan ee G\/banaadir."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/haweeney-ganacsataa-oo-xaley-lagu-diley-goob-ka-tirsan-degmada-hodan-ee-gbanaadir\/banaadir1-2\/\" rel=\"attachment wp-att-37233\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37233\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/banaadir1.jpg\" alt=\"\" width=\"259\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Koox Bastoolado ku hubeysan ayaa xalay xaafadda Banaadir ee degmada Hodan ku dilay haweeney ganacsata ah, sida Police-ka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xaawo Cilmi Yuusuf, waxaana goobta ka baxsaday kooxdii dilka geysatay ka hor inta ciidamada Police-ka aysan soo gaarin.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay dilka marxuumada ganacsatada hayed.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalladda Muqdishu ku yaraanayay dilalka haweenka loo geysto.<\/p>\n<p>Dhinaca kale fiidkii xalay koox hubeysan ayaa isla degmada Hodan ku dishay Nin la sheegay inuu ka ganacsan jiray Iibka sigaarka oo ku sugnaa Waaxda Kacaan ee degmada Hodan.<\/p>\n<p>Ninka lagu dilay Nawaaxiga isgoyska dabka ayaa magaciisa isna lagu soo koobay Samakoo, waxaana usuura gashay raggii dilay in ay goobta ka cararaan.<\/p>\n<p>Maamulka degmada Hodan wali kama uusan hadlin dilalka ka dhacay nawaaxiga xaafaddaha Banaadir iyo Dabka oo ka wada tirsan degmada Hodan.<\/p>\n<p>Dilalka ka dhacay magaalladda ayaa kusoo beegmaya xili bisha Ramadan ay fooda nagu soo heyso isla markaana ciidamada dowladda ay isku diyaarinayaan adkeynta ammaanka guud ahaan magaalladda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Koox Bastoolado ku hubeysan ayaa xalay xaafadda Banaadir ee degmada Hodan ku dilay haweeney ganacsata ah, sida Police-ka ay sheegeen. Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xaawo Cilmi Yuusuf, waxaana goobta ka baxsaday kooxdii dilka geysatay ka hor inta ciidamada Police-ka aysan soo gaarin. Ma jirto cid sheegatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37232"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37235,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37232\/revisions\/37235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}