{"id":37215,"date":"2017-05-26T00:04:51","date_gmt":"2017-05-25T21:04:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37215"},"modified":"2017-05-26T00:05:18","modified_gmt":"2017-05-25T21:05:18","slug":"ololaha-nadaafada-caasimadda-oo-maanta-uu-ka-qaybgaley-rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ololaha-nadaafada-caasimadda-oo-maanta-uu-ka-qaybgaley-rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre\/","title":{"rendered":"Ololaha Nadaafada Caasimadda oo maanta uu ka qaybgaley R\/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ololaha-nadaafada-caasimadda-oo-maanta-uu-ka-qaybgaley-rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre\/ololaha-nadafada-caasimada\/\" rel=\"attachment wp-att-37216\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37216\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ololaha-nadafada-caasimada.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ololaha-nadafada-caasimada.jpg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ololaha-nadafada-caasimada-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ololaha-nadafada-caasimada-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo ku-xigeenkiisa oo wehliyaan xubno ka tirsan gollaha wasiirada ayaa maanta daah furay olalaha nadaafada caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, ku-xigeenkiisa Mahdi Guuleed, wasiiro iyo Mas\u2019uuliyiinta Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb qaatay ololaha nadaafada oo sidoo kale ay ka qyebgalleen dad shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ololaha nadaafada ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada, waxaana ra\u2019iisul wasaaaraha iyo wasiiradiisa ay ololaha nadaafada ka sameeyeen agagaarka madaxtooyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha oo xirnaa dareyska ciidamada militariga ayaa la arkayay, isagoo wata qalabkii nadaafada\u00a0loogu tala galay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee dad badan ayaa arrintan ku tilmaamay mid aanay habooneyn in ra\u2019iisul wasaaraha olole nadaafadeed ku galo dareyska milateriga, maadaama marka nadaafad la sameynayo ay leedahay dhar gooni ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabadda maalinta nadaafadda adduunka oo ku beegan 25-ka May ayaa laga xusaa caalamka, iyadoo maalintaas la soo saaro halku dhigyo wacyi-gelin oo ku saabsan nadaafada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo ku-xigeenkiisa oo wehliyaan xubno ka tirsan gollaha wasiirada ayaa maanta daah furay olalaha nadaafada caasimada Muqdisho. Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, ku-xigeenkiisa Mahdi Guuleed, wasiiro iyo Mas\u2019uuliyiinta Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb qaatay ololaha nadaafada oo sidoo kale ay ka qyebgalleen dad shacab ah. Ololaha nadaafada ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37215"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37215\/revisions\/37218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}