{"id":37207,"date":"2017-05-25T22:41:42","date_gmt":"2017-05-25T19:41:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37207"},"modified":"2017-05-25T22:46:37","modified_gmt":"2017-05-25T19:46:37","slug":"dhismaha-ciidamada-soomaaliya-oo-dalka-turkigu-gacan-ka-geysanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dhismaha-ciidamada-soomaaliya-oo-dalka-turkigu-gacan-ka-geysanayo\/","title":{"rendered":"DHismaha Ciidamada Soomaaliya oo Dalka Turkigu Gacan ka geysanayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dhismaha-ciidamada-soomaaliya-oo-dalka-turkigu-gacan-ka-geysanayo\/safir-turkia\/\" rel=\"attachment wp-att-37208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/safir-turkia.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/safir-turkia.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/safir-turkia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ambassador\u00a0Olgan Bekar ayaa sheegay Dowladda Turkiga in ay ka qeyb qaadaneyso Mashaariicda Hormarineed ee Soomaaliya dib u dhiska ciidamada iyo Hormarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka oo wareysi siinayay Daily Sabah ayaa sheegay\u00a0Turkiga in uu ka go\u2019an yahay in uu sii wado taageerada iyo garab istaaga uu u sameynayo Soomaaliya, si loo gaaro guulo hormar leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Bekar ayaa sheegay\u00a0in ay xoogga saari doonaan sidii loo heli lahaa ciidamo xoog leh, kuwaasi oo dagaal adag la geli kara Shabaab, amniga guud ee Soomaaliya-na kala wareegi kara ciidamada midowga Afrika ee\u00a0AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cTurkiga waxaa uu diyaar u yahay ka qeyb qaadashada dib u dhiska dalka, xoojinta Ciidamada Soomaaliya, Hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha, dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waa dad diyaar u ah in dalkooda uu hormaro, annagana garab ayaanu ku siineynaa\u201d ayuu yiri\u00a0Olgan Bekar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay ugu danbeyntii safariika in talaabadan qeyb ka tahay horumarinta Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Soomaalida looga baahan yahay in ay ka faa\u2019iideystaan dadaalada iyo mashariicda dalkiisu ka fulinayo Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ambassador\u00a0Olgan Bekar ayaa sheegay Dowladda Turkiga in ay ka qeyb qaadaneyso Mashaariicda Hormarineed ee Soomaaliya dib u dhiska ciidamada iyo Hormarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha. Safiirka oo wareysi siinayay Daily Sabah ayaa sheegay\u00a0Turkiga in uu ka go\u2019an yahay in uu sii wado taageerada iyo garab istaaga uu u sameynayo Soomaaliya, si loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37207"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37207\/revisions\/37210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}