{"id":37199,"date":"2017-05-25T21:41:00","date_gmt":"2017-05-25T18:41:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37199"},"modified":"2017-05-25T21:41:30","modified_gmt":"2017-05-25T18:41:30","slug":"garoonka-muqdisho-oo-la-sheegey-in-uu-habeenkii-shaqeyn-doonorw-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/garoonka-muqdisho-oo-la-sheegey-in-uu-habeenkii-shaqeyn-doonorw-khayre\/","title":{"rendered":"Garoonka Muqdisho oo la sheegey in uu habeenkii Shaqeyn doono\/RW Khayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/garoonka-muqdisho-oo-la-sheegey-in-uu-habeenkii-shaqeyn-doonorw-khayre\/garoonka-muqdisho\/\" rel=\"attachment wp-att-37200\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37200\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/garoonka-muqdisho.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/garoonka-muqdisho.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/garoonka-muqdisho-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo kormeeray maalintii shalay dhabbaha ay ka duulaan diyaaradaha ee garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xiliyada habeenkii uu shaqeyn doono garoonka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nalalka iftiimiya dhabaha ay diyaaradaha ka haadaan ee garoonka ayaa waxaa todobaadkan lagu wareejiyay wasaaradda Gaadiidka, cirka iyo dhulka, kaddib markii dowladdu soo iibsatay, isla markaana u keentay shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in suritaanka nalalkan suura gelinaya in habeenkii diyaaradaha ka soo degaan garoonka uu qaadan doono muddo todobaad ah, waxaana uu ammaan u jeediyay Wasaaradda iyo shaqaalaha garoonka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa u sheegayaa shacabka Soomaaliyeed in garoonka diyaaradaha uu shaqeyn doono habeen iyo maalin, nalalkan aan ku xirnay wuxuu suura gelinaya in garoonka habeenkii diyaaradaha ka soo degaan\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Khere.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo bur burkii garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaan xilliyada habeenkii shaqeyn, hase ahaatee waxaa habeenada qaar ka soo dega diyaarado loo maleynayo inay yihiin diyaarado milateri.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/becco-56\/\" rel=\"attachment wp-att-37027\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37027\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo kormeeray maalintii shalay dhabbaha ay ka duulaan diyaaradaha ee garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xiliyada habeenkii uu shaqeyn doono garoonka. Nalalka iftiimiya dhabaha ay diyaaradaha ka haadaan ee garoonka ayaa waxaa todobaadkan lagu wareejiyay wasaaradda Gaadiidka, cirka iyo dhulka, kaddib markii dowladdu soo iibsatay, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37199"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37202,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37199\/revisions\/37202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}