{"id":37180,"date":"2017-05-24T21:57:19","date_gmt":"2017-05-24T18:57:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37180"},"modified":"2017-05-24T22:47:21","modified_gmt":"2017-05-24T19:47:21","slug":"dalka-ethiopia-oo-markii-abid-ugu-horeysey-madax-ka-noqotey-hayadda-caafimaadka-adduunka-who","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dalka-ethiopia-oo-markii-abid-ugu-horeysey-madax-ka-noqotey-hayadda-caafimaadka-adduunka-who\/","title":{"rendered":"Dalka Ethiopia oo markii Abid ugu horeysey Madax ka noqotey Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka (WHO)."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dalka-ethiopia-oo-markii-abid-ugu-horeysey-madax-ka-noqotey-hayadda-caafimaadka-adduunka-who\/who-itoobiya\/\" rel=\"attachment wp-att-37181\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37181\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/who-itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/who-itoobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/who-itoobiya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirkii hore ee arrimaha dibada dalka Itoobiya Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa noqonaya ninkii u horeeyay ee u dhashay Africa ee loo doorto madaxa hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO, kadib markii uu helay codadka 185 dowladood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tedros, oo u dhashay Ethiopia\u00a0 ayaa badali doona Margaret Chan oo soo heysay xilkaan tan iyo sanadkii 2007.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadal uu jeediyay doorashadiisa kaddib ayaa waxaa uu ku balan qaaday in uu la macaamili\u00a0 doono xaalad kasta oo caafimaad oo degdeg ah oo hadda jirta iyo mid imaan karta mustaqbalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan sidoo kale difaaci doonaa xuquuqda fuqarada, waa waajib in lala yimaado ceymiska caafimaadka, mana raaxeysan doono ilaa aan ka xaqiijino midaas\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha cusub ayaa xilal sare ka soo qabtay dalkiisa, isaga oo soo noqday wasiirka arrimaha dibadda oo laga qaaday sanadkii 2016, waxaana ka hor uu soo noqday wasiirka caafimaadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa la aamisan yahay in mudadii uu hayay xilka wasiirka caafimaadka in wax badan uu ka qabtay caafimaadka, isaga oo sare u qaaday xarumaha caafimaadka ee Itoobiya<\/p>\n<p align=\"justify\">Hase ahaatee waxaa\u00a0 jirtay dood laga keenay doorashada Tedros Adhanom, iyada oo lagu eedeynayo in uu ka fashilmay intii uu ahaa wasiirka caafimaadka\u00a0 in uu la tacaalo kiisas caafimaad, inkstoo taageerayaashiisa ay beeniyeen eedahaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa kale oo ay cuskanayaan kuwa mucaaradsan doorashadiisa in uusan mudneen xilkaan in uu ka soo jeedo dal aan laga tixgalin aragtida qof iyo xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibada dalka Itoobiya Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa noqonaya ninkii u horeeyay ee u dhashay Africa ee loo doorto madaxa hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO, kadib markii uu helay codadka 185 dowladood. Tedros, oo u dhashay Ethiopia\u00a0 ayaa badali doona Margaret Chan oo soo heysay xilkaan tan iyo sanadkii 2007. Hadal uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37180"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37183,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37180\/revisions\/37183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}