{"id":37174,"date":"2017-05-24T19:51:24","date_gmt":"2017-05-24T16:51:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37174"},"modified":"2017-05-24T19:58:43","modified_gmt":"2017-05-24T16:58:43","slug":"gobolka-bakool-oo-ciidamada-dawladda-federalku-ka-bilaabeen-hawlgal-ka-dhan-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gobolka-bakool-oo-ciidamada-dawladda-federalku-ka-bilaabeen-hawlgal-ka-dhan-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Gobolka Bakool oo Ciidamada Dawladda Federalku ka bilaabeen Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gobolka-bakool-oo-ciidamada-dawladda-federalku-ka-bilaabeen-hawlgal-ka-dhan-ah-al-shabaab\/bakool-ciidamada\/\" rel=\"attachment wp-att-37175\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37175\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/bakool-ciidamada.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/bakool-ciidamada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/bakool-ciidamada-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al shabaab ka bilaabay deegaanno ka tirsan Gobalka Bakool.<\/p>\n<p>Sargaal ka tirsan guutada 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo ku sugan Gobalka Bakool ayaa sheegay in ujeeda howlgallada ay yihiin sidii la isugu furi lahaa deegaannadda koonfur galbeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya shacabka waxay ku guuleysteen in ay qaadaan jidgooyooyin ay lahaayeen Al Shabaab, waxaana Gobalka ka socda howlagallo ka dhan ah Al shabaab\u201d ayuu yiri Sargaalkan ka tirsan guutada 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Isniin-tii lasoo dhaafay, \u00a0Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay diyaar garow xoogan ugu jiraan sidii loola dagaalami lahaa Al shabaab.<\/p>\n<p>\u201cHowlaha ugu muhiimsan waxa ay tahay inaan galno howlgallo ka dhan ah Al shabaab, diyaar garow fiican ayaan ku jirnaa, saacadkasta ayay bilaaban kartaa, annaga oo fulineyno awaamiirta madaxdeena, waxaana rabnaa inaan qaadno howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab\u201dayuu yiri Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017524636311842952352061Caanood%20Abaanduulaha22.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farnmaajo ayaa sheegay in muddo laba sano gudahood ah ay dowladdiisu Al-Shabaab kaga saari doonto dhamaan meelaha ay haatan kaga sugan yihiin Soomaaliya, ayna ka hirgelin doonaan maamullo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyey munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 57-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo ku beegan 12-ka April, munaasabadaas oo lagu qabtay magaalladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhawaan u qabtay dagaalyahanada Al-Shabaab inay isu soo dhiibaan dowladda muddo 60 maalmood ah, kuna dhawaaqay in dalku uu galay xaalad dagaal.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/becco-56\/\" rel=\"attachment wp-att-37027\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37027\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Al shabaab ka bilaabay deegaanno ka tirsan Gobalka Bakool. Sargaal ka tirsan guutada 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo ku sugan Gobalka Bakool ayaa sheegay in ujeeda howlgallada ay yihiin sidii la isugu furi lahaa deegaannadda koonfur galbeed ee Soomaaliya. \u201cCiidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya shacabka waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37177,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37174\/revisions\/37177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}