{"id":37150,"date":"2017-05-24T01:56:22","date_gmt":"2017-05-23T22:56:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37150"},"modified":"2017-05-24T02:02:03","modified_gmt":"2017-05-23T23:02:03","slug":"xaalada-soomaaliya-oo-unicef-warbixin-ka-soo-saartey-akhriso-warbixinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xaalada-soomaaliya-oo-unicef-warbixin-ka-soo-saartey-akhriso-warbixinta\/","title":{"rendered":"Xaalada Soomaaliya oo UNICEF Warbixin ka soo saartey (Akhriso warbixinta)."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xaalada-soomaaliya-oo-unicef-warbixin-ka-soo-saartey-akhriso-warbixinta\/unicef-xalad\/\" rel=\"attachment wp-att-37151\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37151\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/unicef-xalad.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"198\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/unicef-xalad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/unicef-xalad-300x90.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Qiyaas la sameeyay ayaa lagu sheegay in illaa 4-milyan oo carrrur ah si degdeg ah ugu baahan yihiin kaalmooyin bini\u2019aadanimo oo loo fidiyo Soomaaliya, inkastoo howlo badan oo gurmad ah laga fuliyay gudaha dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda UNICEF ayaa sheegtay in qiimeyn la sameeyay ay muujinayaan in xilligga Jiilaalka ee soo socda ay sii jirayaan ama ay sii kacsanaanayaan xaaladaha qatar ee xagga macluusha, taasoo keeneysa in ay isku darsamaan raashin la\u2019an iyo halista cudurada faafa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tirada dadka u baahan kaalmooyinka bini\u2019aadanimo ayaa noqonaya 6.7 million oo dalka ah ,halka 3.2 million ay ku jiraan halis ama ay joogaan goobo qatar ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illaa 7-kun oo kiisaska cudurka jadeecada ah ay lagu waramy in lagu arkay gudaha dalka Soomaaliya tan iyo bilowgii sanadkaan,waxaana hey\u2019adaha wadaaga la ah Unicef ay wadaan tallaal cudurkaasi ah oo sanadkaan laga tallaalayo 35-kun oo caruur ah<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca dadka ku barakacay aggaarka xarumaha magaaalooyinka ayaa la sheegay in dad gaaraya 30.kun oo barqakacayaal ah ay u baahan yihiin in laga gargaaro \u00a0adeegyada caafimaad sida fayo dhowrka iyo dhismaha musqulo si looga hortago halista cudurada, gaar ahaan xilligga roobabka<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom211@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qiyaas la sameeyay ayaa lagu sheegay in illaa 4-milyan oo carrrur ah si degdeg ah ugu baahan yihiin kaalmooyin bini\u2019aadanimo oo loo fidiyo Soomaaliya, inkastoo howlo badan oo gurmad ah laga fuliyay gudaha dalka. Hay\u2019adda UNICEF ayaa sheegtay in qiimeyn la sameeyay ay muujinayaan in xilligga Jiilaalka ee soo socda ay sii jirayaan ama ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37150"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37153,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37150\/revisions\/37153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}