{"id":37146,"date":"2017-05-24T00:29:41","date_gmt":"2017-05-23T21:29:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37146"},"modified":"2017-05-24T01:22:10","modified_gmt":"2017-05-23T22:22:10","slug":"talaalka-jadeecada-oo-ka-socda-muqdisho-iyo-afgooye-ka-hortaggu-waxa-uu-ka-fiicanyahey-daaweynta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/talaalka-jadeecada-oo-ka-socda-muqdisho-iyo-afgooye-ka-hortaggu-waxa-uu-ka-fiicanyahey-daaweynta\/","title":{"rendered":"Talaalka Jadeecada oo ka socda Muqdisho iyo Afgooye (ka hortaggu waxa uu ka fiicanyahey Daaweynta)."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/talaalka-jadeecada-oo-ka-socda-muqdisho-iyo-afgooye-ka-hortaggu-waxa-uu-ka-fiicanyahey-daaweynta\/talaalka-jadeecada\/\" rel=\"attachment wp-att-37147\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37147\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/talaalka-jadeecada.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/talaalka-jadeecada.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/talaalka-jadeecada-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo hay\u2019adda UNICEF, ayaa todobadkan magaalladda Muqdishu ka bilaabay Ololaha tallaalka cudurka Jadeecada.<\/p>\n<p>125-kun oo carruur ah oo da\u2019dooda ay ka yartahay 6 ilaa 59 bilood, oo ku nool xeryaha ay ku jiraan dadka Barakcyaasha ah ayaa la doonayaa in sanadkan laga tallaalo cudurka jadeecada, sida hay\u2019addaha ay sheegeen.<\/p>\n<p>Degaanada sidoo kale Ololaha tallaalka uu ka socon doono ayaa waxaa kamid ah degaannada hoosyimaada gobolka Banaadir iyo degmadda Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Furitaanka Ololaha waxaa ka qeyb-galay madax ka tirsan Gobolka Banaadir, wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, hay\u2019addaha UNICEF, WHO iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Warbixinta hay\u2019addaha ayaa dhinaca kale waxaa lagu sheegay, in tirada kiisaska cudurka ee sanadkan 2017 in ay aad u badanyihiin marka loo eego sanadadii lasoo dhaafay. Tan iyo bilowgii sanadkan waxaa dalka Soomaaliya lagu arkay 7694 kiis oo cudurka Jadeecada ah, kuwaas oo 1989 kamid ah oo u dhigma 26% lagu arkay gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tallaalka cudurka Jadeecada ayaa waxaa lagu bilaabay degmooyinka Hodan, Dayniile, Dharkenley, Kaxda iyo degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Ololaha ayaa la filayaa in lasoo gunaanudo ka hor bisha Ramadaan, ama marka taariikh ay ku beegantahay 25 bishan May.<\/p>\n<p>Dalka Soomaaliya oo sanado badan ay ka jireen colaado iyo dagaalo sokeeye, ayaa waxaa inta badan laga sheegaa cuduro kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa\/becco-58\/\" rel=\"attachment wp-att-37120\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37120\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo hay\u2019adda UNICEF, ayaa todobadkan magaalladda Muqdishu ka bilaabay Ololaha tallaalka cudurka Jadeecada. 125-kun oo carruur ah oo da\u2019dooda ay ka yartahay 6 ilaa 59 bilood, oo ku nool xeryaha ay ku jiraan dadka Barakcyaasha ah ayaa la doonayaa in sanadkan laga tallaalo cudurka jadeecada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37146"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37149,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37146\/revisions\/37149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}