{"id":37142,"date":"2017-05-24T00:16:41","date_gmt":"2017-05-23T21:16:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37142"},"modified":"2017-05-24T00:18:28","modified_gmt":"2017-05-23T21:18:28","slug":"maydadka-qaxooti-soomaaliyeed-oo-khamiista-la-aasi-doono-dalka-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maydadka-qaxooti-soomaaliyeed-oo-khamiista-la-aasi-doono-dalka-yemen\/","title":{"rendered":"Maydadka Qaxooti Soomaaliyeed oo KHamiista la aasi doono Dalka YEMEN."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maydadka-qaxooti-soomaaliyeed-oo-khamiista-la-aasi-doono-dalka-yemen\/danjire-suudaani\/\" rel=\"attachment wp-att-37143\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37143\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/danjire-suudaani.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"368\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/danjire-suudaani.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/danjire-suudaani-300x173.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalladda Cadan ee dalka Yemen Danjire Axmed Cabdi Xasan Suudaani, ayaa sheegay in xabsiyada laga sii daayay Qaxootigii Soomaaliyeed ee ka badbaaday doontii lagu duqeeyey xeebaha magaalladda Xudayda ee dalka Yemen horraantii bishii Maarso ee sanadkan 2017.<\/p>\n<p>Qunsulka ayaa dhinaca kale sheegay in bukaanada duqeyntaasi ku waxyeeloobay dhaawacyadooda in loo soo wareejiyay magaallada Cadan, halkaas oo hadda lagu daweynayo.<\/p>\n<p>Qunsulka ayaa hoosta ka xariiqay in hadda lagu guuleystay siideynta 115 Qaxooti Soomaaliyeed ah oo Isugu Jiray Caruur, Haween iyo rag.<\/p>\n<p>\u201cQaxootiga laga soo daayey xabsiyada xudayda tiro ahaan waxa ay gaarayan 86 Rag ah iyo 27 Dumar iyo 2 Caruura, waxaana loo sameynayaa baaritaano caafimaad ka hor inta aan loo soo qaadin Cadan, \u00a0si ugu dambeyn loogu soo daad gureeyo dalkoodii hooyo\u201d ayuu yiri Mudane Axmed Suudaani.<\/p>\n<p>\u201cMaalinta Qamiista oo ay taariikhdu ku beegantahay 25 May 2017 ayaa la aasi doonaa Meydadka 31-kii ruux ee ahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee lagu laayay Dooni ay la socdeen, waxaana arrintaasi si gaar ah aan uga mahad celiyey hay`adda ICRC iyo jaalliyada Soomaaliyeed ee \u00a0Sanca oo gacan ka gaystay\u201d, sidaas ayuu hadalkiisa uu sii raaciyay Qunsulka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalladda Cadan ee dalkaYemen Danjire Axmed Cabdi Xasan Suudaani, waxaa kulan uu la qaatay Madaxda Dowladda Sharciga ah ee Yaman iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan UNHCR, IOM iyo ICRC, kuwaas oo fadhigoodu yahay Magaalada Cadan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa\/becco-58\/\" rel=\"attachment wp-att-37120\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37120\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalladda Cadan ee dalka Yemen Danjire Axmed Cabdi Xasan Suudaani, ayaa sheegay in xabsiyada laga sii daayay Qaxootigii Soomaaliyeed ee ka badbaaday doontii lagu duqeeyey xeebaha magaalladda Xudayda ee dalka Yemen horraantii bishii Maarso ee sanadkan 2017. Qunsulka ayaa dhinaca kale sheegay in bukaanada duqeyntaasi ku waxyeeloobay dhaawacyadooda in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37142"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37145,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37142\/revisions\/37145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}