{"id":37118,"date":"2017-05-22T21:31:52","date_gmt":"2017-05-22T18:31:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37118"},"modified":"2017-05-22T21:54:59","modified_gmt":"2017-05-22T18:54:59","slug":"xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa\/","title":{"rendered":"Xanuunka Cholera oo ka dillaacey Dalka Yemen iyo Bukaanka Xaaladdiisoo kasii dareysa."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa\/yemen-shuban\/\" rel=\"attachment wp-att-37123\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37123\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/yemen-shuban.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/yemen-shuban.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/yemen-shuban-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Cudurka Cholera ayaa ka dilaacay dalka ay bur-buriyeen dagaalada ee Yemen, sida hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO ay sheegtay.<\/p>\n<p>Tan iyo 27-kii bishii April, ugu yaraan 315 qof ayaa u geeryooday cudurka, sida hay\u2019adda ay sheegtay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa dhinaca kale sheegtay in 22 gobol oo ka tirsan dalka oo dhan in uu saameyay cudurka, waxana uu soo ritay da\u2019 kasta oo mushtamaca dalkaasi kamid ah.<\/p>\n<p>Todobaadkii lasoo dhafay, xaalad deg-deg ah ayaa looga dhawaaqay magaalladdda caasimada ee Sanca gaar ahaan dhulka ay maamulaan macaaradka kadib, markii lagu arkay kiisas badan oo cudurka ah.<\/p>\n<p>In kabadan kala bar xaruumihii caafimaadka ee dalka Yemen ayaa ahaa kuwo aan shaqeyn, sida WHO ay sheegtay.<\/p>\n<p>Xanuunka Cholera, ayaa dadka uu soo ritay waxaa u badan haween iyo carruur, kuwaas oo aan heysan dawooyinkii lagula tacaali lahaa cudurka.<\/p>\n<p>Dalka Yemen, wali waxaa ka jira dagaalo sokeeyo kaas oo hoos u dhigay sumcadii dalkasi uu lahaan jiray.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa\/hormuud-logo-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37119\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37119\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xanuunka-cholera-oo-ka-dillaacey-dalka-yemen-iyo-bukaanka-xaaladdiisoo-kasii-dareysa\/becco-58\/\" rel=\"attachment wp-att-37120\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37120\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cudurka Cholera ayaa ka dilaacay dalka ay bur-buriyeen dagaalada ee Yemen, sida hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO ay sheegtay. Tan iyo 27-kii bishii April, ugu yaraan 315 qof ayaa u geeryooday cudurka, sida hay\u2019adda ay sheegtay. Hay\u2019adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa dhinaca kale sheegtay in 22 gobol oo ka tirsan dalka oo dhan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37118"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37124,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37118\/revisions\/37124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}