{"id":37087,"date":"2017-05-21T22:34:31","date_gmt":"2017-05-21T19:34:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37087"},"modified":"2017-05-21T22:39:10","modified_gmt":"2017-05-21T19:39:10","slug":"shirka-u-dhaxeeya-mareykanka-iyo-dalalka-islaamka-oo-uu-ka-qeyb-gelayo-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirka-u-dhaxeeya-mareykanka-iyo-dalalka-islaamka-oo-uu-ka-qeyb-gelayo-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"SHirka u dhaxeeya Mareykanka iyo Dalalka Islaamka oo uu ka qeyb gelayo M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirka-u-dhaxeeya-mareykanka-iyo-dalalka-islaamka-oo-uu-ka-qeyb-gelayo-mweyne-farmaajo\/farmaajo-shirka-islaamka\/\" rel=\"attachment wp-att-37088\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37088\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-shirka-islaamka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-shirka-islaamka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-shirka-islaamka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u duulay magaalladda Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Farmajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb-galo shirka u dhexeeya wadamadda Islaamka iyo dowladda Maraykanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in kulamo uu la qaato madaxda kasoo qeyb-gashay shirka.<\/p>\n<p>Inta badan dowladdaha Islaamka ayaa ka qeyb-galaya shirka, waxaana la filayaa in diiradda lagu saaro shirka xiriirka Maraykanka iyo dowladdaha Islaamka, ladagaalanka kooxaha loogu yeero Argagixisada iyo iskashiga dowladdaha.<\/p>\n<p>Shirka waxaa sanadkan ka qeyb-galaya Madaxweyne Donal Trump, kaas oo la filaya in khudbadiisa uu diirada ku saaro sidii loogu midoobi lahaa dagaalka ka dhanka ah argagixisada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka oo booqashadiisii ugu horreysay ku tegay dalka Sacuudiga tan iyo markii uu xilka qabtay ayaa lagu wadaa in uu khudbad u jeediyo hogamiyeyaasha 40 dal oo Islaam ah, kuwaa oo ku sugan dalka Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa sheegay in booqashada uu ku tegay Sacuudiga ay ahayd mid ahmiyad weyn leh, madaama ay dalka Sacuudiga saxiixdeen heshiisyo ganacsi oo ku kaceyso balaayiin doolar.<\/p>\n<p>Booqashada madaxwayne Trump ee Sacuudiga ayaa waxa sidoo kale lagu wadaa in ay horseedo heshiis dhanka hubka ah oo dhan in ka badan 100 bilyan oo doolarka Maraykanka ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/hormuud-logo-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37046\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37046\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u duulay magaalladda Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga. Farmajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb-galo shirka u dhexeeya wadamadda Islaamka iyo dowladda Maraykanka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in kulamo uu la qaato madaxda kasoo qeyb-gashay shirka. Inta badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37087"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37090,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37087\/revisions\/37090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}