{"id":37083,"date":"2017-05-21T21:56:59","date_gmt":"2017-05-21T18:56:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37083"},"modified":"2017-05-21T21:59:17","modified_gmt":"2017-05-21T18:59:17","slug":"dalka-itoobiya-oo-ay-galeen-qaxooti-cusub-kuwaasoo-ka-kala-yimid-dalalka-soomaaliya-iyo-ksudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dalka-itoobiya-oo-ay-galeen-qaxooti-cusub-kuwaasoo-ka-kala-yimid-dalalka-soomaaliya-iyo-ksudan\/","title":{"rendered":"Dalka Itoobiya oo ay galeen Qaxooti Cusub kuwaasoo ka kala yimid dalalka Soomaaliya iyo K\/Sudan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dalka-itoobiya-oo-ay-galeen-qaxooti-cusub-kuwaasoo-ka-kala-yimid-dalalka-soomaaliya-iyo-ksudan\/qaxooti-itoobiya\/\" rel=\"attachment wp-att-37084\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37084\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/QAXOOTI-ITOOBIYA.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/QAXOOTI-ITOOBIYA.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/QAXOOTI-ITOOBIYA-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Hay\u2019adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay 39,390 oo Qaxooti cusub ah in ay gaareen dalka Itoobiy intii u dhexeysay 1-dii bishii Janaayo ilaa 15 Bishan May.<\/p>\n<p>Qaxootiga gaaray dalkasi ayaa ka kala tagay wadamadda Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan.<\/p>\n<p>Dalka Soomaaliya ayaa warbixinta ay sheegtay in ay ka jirto xaaladdo Abaareed, cuno yari iyo dagaalo. Dhinaca kale dalka Koonfurta Sudan ayaa warbixinta ay sheegtay in ay ka taagantahay xiisado dagaaleed oo u dhexeysa laba awodood oo is bar-bar socda.<\/p>\n<p>34,346, qof oo Qaxooti ah oo ka tagay dalka Sudan ayaa gaaray Itoobiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale 5,044 qof oo Qaxooti ah, oo ka tagay dalkan Soomaaliya ayaa dhinaca kale garay dalka Itoobiya, kuwaas oo helay qaabilaad.<\/p>\n<p>Qaxootiga cusub ee tagay dalkaasi ayaa la sheegay in ay u badnayeen carruur iyo haween sida Hay\u2019adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ay sheegtay.<\/p>\n<p>Dalka Itoobiya waxaa hadda uu marti gelinayaa 376,799 oo Qaxooti ah oo u dhashay dalka Koonfurta Sudan iyo 250,000 oo u dhashay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay 39,390 oo Qaxooti cusub ah in ay gaareen dalka Itoobiy intii u dhexeysay 1-dii bishii Janaayo ilaa 15 Bishan May. Qaxootiga gaaray dalkasi ayaa ka kala tagay wadamadda Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan. Dalka Soomaaliya ayaa warbixinta ay sheegtay in ay ka jirto xaaladdo Abaareed, cuno yari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37083"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37083\/revisions\/37086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}