{"id":37073,"date":"2017-05-20T23:38:36","date_gmt":"2017-05-20T20:38:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37073"},"modified":"2017-05-20T23:44:51","modified_gmt":"2017-05-20T20:44:51","slug":"deegaanka-leego-oo-ciidamadda-dawladda-federalka-soomaaliya-hawlgal-ka-sameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/deegaanka-leego-oo-ciidamadda-dawladda-federalka-soomaaliya-hawlgal-ka-sameeyeen\/","title":{"rendered":"Deegaanka Leego oo Ciidamadda Dawladda Federalka Soomaaliya Hawlgal ka sameeyeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/deegaanka-leego-oo-ciidamadda-dawladda-federalka-soomaaliya-hawlgal-ka-sameeyeen\/leego\/\" rel=\"attachment wp-att-37074\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37074\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/leego.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/leego.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/leego-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xalay howlgallo xooggan ka sameeyay deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa ujeedkiisa waxaa uu ahaa sidii amniga loo adkeyn lahaa, sida uu sheegay Guddoomiyaha degaankaasi Abukar C\/laahi Isaaq.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada waxaa ay soo qabteen dad badan oo amni darro looga shakiyey balse markii ay baareen kadib waa ay sii daayeen\u201d, ayuu sii raaciyay halkiisa.<\/p>\n<p>Ammaanka deegaanka Leego ee Shabellaha Hoose ayaa maalmihii ugu dambeeyay kasoo hagaagayey sidii hore, sida dadka degaanka ay u sheegeen Hiiraan Online.<\/p>\n<p>Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya, ayaa saldhigyo ciidan ku leh degaanka, waxana dhowr jeer degaanka ka dhacay weeraro ay soo qaadeen Al Shabaab kaas oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017520636308461187516264Qarax-%20lEEGO.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nHoraantii bishii Janaayo ee sanadkan, hal askari ayaa ku dhintay laba kalana waa ay ku dhaawacmeen oo ay ku jirto haweyn, kaddib Qarax ka dhacay nawaaxiga saldhiga booliska ee degaanka Leego.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka deegaanka Leego, oo qiyaastii 120km u jirta Magaalladda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay Qaraxa ka dhacay leego, waxaana sheegtay Al Shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/becco-56\/\" rel=\"attachment wp-att-37027\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37027\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xalay howlgallo xooggan ka sameeyay deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose. Howlgalka ayaa ujeedkiisa waxaa uu ahaa sidii amniga loo adkeyn lahaa, sida uu sheegay Guddoomiyaha degaankaasi Abukar C\/laahi Isaaq. \u201cCiidamada waxaa ay soo qabteen dad badan oo amni darro looga shakiyey balse markii ay baareen kadib waa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37073","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37073"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37076,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37073\/revisions\/37076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}