{"id":37069,"date":"2017-05-20T23:13:03","date_gmt":"2017-05-20T20:13:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37069"},"modified":"2017-05-20T23:15:13","modified_gmt":"2017-05-20T20:15:13","slug":"qoys-ka-kooban-11-qof-oo-ku-dhintey-qarax-ka-dhacey-dalka-afqaanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/qoys-ka-kooban-11-qof-oo-ku-dhintey-qarax-ka-dhacey-dalka-afqaanistan\/","title":{"rendered":"Qoys ka kooban 11 qof oo ku dhintey Qarax ka dhacey Dalka Afqaanistan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/qoys-ka-kooban-11-qof-oo-ku-dhintey-qarax-ka-dhacey-dalka-afqaanistan\/afqaanitan1\/\" rel=\"attachment wp-att-37070\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37070\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/afqaanitan1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/afqaanitan1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/afqaanitan1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>11 qof oo ka kooban hal qoys ayaa ku dhintay Qarax miino oo jimcihii shalay ka dhacay wadanka Afgaanistan.<\/p>\n<p>Qoyska geeryooday ayaa waxaa uu ka koobnaa 5 haween ah, shan carruur ah iyo hal qof oo rag ah kaas oo ahaa darawalkii gaariga, sida Boliska ay sheegeen.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ahaa miino waddada lagu aasay waxaana xiligii Qaraxa uu qabsanayay qoyska ay marayeen gobolka Loga oo koonfur kaga beegan magaalladda Kabul ee caasimada dalkaasi.<\/p>\n<p>\u201cBomka waxaa uu qabsaday gaari Toyota ah oo ay saarnaayeen. Qoyska waxaa ay u socdeen xaflad doonasha ah\u201d, sidaasi waxaa yiri Maxamed Xalim oo ah Guddoomiyaha Gobolka ay mashaqada ay ka dhacday.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyada Qaraxa balse, dowladda ayaa ku eedeyneysa in ay ka dambeyaan kooxda Taalibaan oo hadda dagaal kula jirta dowladda Afgaanistan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/muuqaalka-askeri-kenyaan-ah-gacantana-ugu-jira-al-shabaab-oo-la-baahiyey\/becco-57\/\" rel=\"attachment wp-att-37047\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 qof oo ka kooban hal qoys ayaa ku dhintay Qarax miino oo jimcihii shalay ka dhacay wadanka Afgaanistan. Qoyska geeryooday ayaa waxaa uu ka koobnaa 5 haween ah, shan carruur ah iyo hal qof oo rag ah kaas oo ahaa darawalkii gaariga, sida Boliska ay sheegeen. Qaraxa ayaa ahaa miino waddada lagu aasay waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-37069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37069"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37072,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37069\/revisions\/37072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37070"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}