{"id":37067,"date":"2017-05-20T21:55:33","date_gmt":"2017-05-20T18:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37067"},"modified":"2017-05-20T22:04:48","modified_gmt":"2017-05-20T19:04:48","slug":"daawo-farmaajo-oo-ka-hadlaya-sababtii-uu-xafiiskiisa-u-suray-sawirka-ahu-aadan-cabdulle-cismaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/daawo-farmaajo-oo-ka-hadlaya-sababtii-uu-xafiiskiisa-u-suray-sawirka-ahu-aadan-cabdulle-cismaan\/","title":{"rendered":"Daawo: Farmaajo oo ka hadlaya sababtii uu xafiiskiisa u suray sawirka AHU Aadan Cabdulle Cismaan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweyne-farmaajo-oo-sheegey-in-afarta-sano-ee-soo-socota-muqdisho-laga-dhigi-doono-magaalo-qurux-iyo-nadaafad-badan\/mweyne-farmaajo-7\/\" rel=\"attachment wp-att-36964\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36964\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mweyne-farmaajo.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mweyne-farmaajo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mweyne-farmaajo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C\/llaahi \u201cFarmaajo\u201d ayaa xafiiskiisa suray sawirka madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan \u201cAadan Cadde\u201d.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sawirkiisa ku bedallay kan Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Aadan Cadde, waxaana arrintan ay noqotay mid dad badan soo jiidata, islamarkaana ku cusub xarunta Madaxtooyadda iyo xafiiska shaqo ee Madaxweynaha.<\/p>\n<p>\u201cMarkaan arkayo subax walba sawirkiisa, macnaheeda waxay tahay in lagu daydo oo dalkana uu u gudbay dimuqraadiyad, waxaan dooneynaa in aan horumarino dimuqraadiyada, taariikhdna mar walba aan xusno, isna uu ka ahaa astaan wanaagsan\u201d, ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Aadan Cadde uu yahay Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, oo ku yimid hab Dimoqraadiyad ah, dimoqraadiyadna uga tagay xilli dalalka Afrikaanka aysan fahamsaneyn hannaanka Dimuquraadiyadda.<\/p>\n<p>In xafiiska madaxweynaha la suro sawirka madaxweynaha tallada haya ayaa ah \u00a0qodob dastuuri ah, gaar ahaan qodobka 87 Faqradiisa B, hasse ahaatee arintan ayuu madaxweynaha ku tilmaamay dhiiri-galin.<\/p>\n<p>Halkaan ka Daawo:<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_Nrrmimkm5M\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed C\/llaahi \u201cFarmaajo\u201d ayaa xafiiskiisa suray sawirka madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan \u201cAadan Cadde\u201d. Madaxweynaha ayaa sawirkiisa ku bedallay kan Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Aadan Cadde, waxaana arrintan ay noqotay mid dad badan soo jiidata, islamarkaana ku cusub xarunta Madaxtooyadda iyo xafiiska shaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37068,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37067\/revisions\/37068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}