{"id":37041,"date":"2017-05-19T21:45:07","date_gmt":"2017-05-19T18:45:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37041"},"modified":"2017-05-19T22:22:31","modified_gmt":"2017-05-19T19:22:31","slug":"roobab-mahiigaan-ah-oo-xaley-ka-daey-gobolka-banaadir-iyo-nawaaxigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/roobab-mahiigaan-ah-oo-xaley-ka-daey-gobolka-banaadir-iyo-nawaaxigiisa\/","title":{"rendered":"Roobab Mahiigaan ah oo Xaley ka Da&#8217;ey Gobolka Banaadir iyo nawaaxigiisa."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/roobab-mahiigaan-ah-oo-xaley-ka-daey-gobolka-banaadir-iyo-nawaaxigiisa\/roobab-xamar\/\" rel=\"attachment wp-att-37042\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/roobab-xamar.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/roobab-xamar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/roobab-xamar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa xalay ka da\u2019ay magaallada Muqdishu.<\/p>\n<p>Roobkii xoogganaa ayaa waxaa ay saaka biyo dhigeen waddooyinka waaweyn ee dhexmara magaalladda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah waddooyinka ayaa xiran, waxaana laamiyada qaar ay yihiin kuwo ay buuxaan biyo fara badan.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017519636307543812157676roob2.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nDhinaca kale xeryaha ay ku jiraan dadka kasoo cararay abaaraha, ayaa waxaa sameyn xooggan ku reebay roobka, maadaama ay degan yihiin guryo ka sameysan cowshado.<\/p>\n<p>\u201cXalay oo dhan ma aaney seexan anniga iyo carruurteeyda, roobkii bilowday ayaa nagu dul feeray, waxaan u adkeysan weynay Qabowga roobka\u201d, sidaasi waxaa WARSOM u sheegtay Hooyo Xaliimo oo kamid ah dadka ku nool xerada ay ku jiraan dadka abaaraha kasoo cararay ee ku nool degmadda Kaxda ee magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Inta badan marka ay roobab ka da\u2019aan Muqdishu iyo goboladda dalka ayaa waxaa saameynta ugu weyn ay ku yeeshaan dadka barakacyaasha iyo kuwa abaaraha iyo cudurada ay saameyeen.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir wali kama uusan hadlin xaaladda dadka ay sameynta ku yeesheen roobabkii xalay ka da\u2019ay magaalladda caasimada ee Muqdishu.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/becco-56\/\" rel=\"attachment wp-att-37027\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37027\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/tabaarak-50\/\" rel=\"attachment wp-att-37028\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37028\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/hormuud-logo-49\/\" rel=\"attachment wp-att-37026\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dar-dar-gelinta-fulinta-qorshaha-90-cisho-ee-xukuumadda-khayre-oo-looga-hadley-shirkii-golaha-wasiirada\/salaam-bank-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37029\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa xalay ka da\u2019ay magaallada Muqdishu. Roobkii xoogganaa ayaa waxaa ay saaka biyo dhigeen waddooyinka waaweyn ee dhexmara magaalladda. Qaar kamid ah waddooyinka ayaa xiran, waxaana laamiyada qaar ay yihiin kuwo ay buuxaan biyo fara badan. Dhinaca kale xeryaha ay ku jiraan dadka kasoo cararay abaaraha, ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37041"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37044,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37041\/revisions\/37044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}