{"id":37016,"date":"2017-05-18T22:08:06","date_gmt":"2017-05-18T19:08:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37016"},"modified":"2017-05-18T22:28:52","modified_gmt":"2017-05-18T19:28:52","slug":"sadex-iyo-labaatan-qof-oo-maxkamad-ku-taal-dalka-ithiopia-xukun-ku-ridey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/sadex-iyo-labaatan-qof-oo-maxkamad-ku-taal-dalka-ithiopia-xukun-ku-ridey\/","title":{"rendered":"Sadex iyo Labaatan Qof oo Maxkamad ku taal Dalka Ithiopia Xukun ku ridey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/sadex-iyo-labaatan-qof-oo-maxkamad-ku-taal-dalka-ithiopia-xukun-ku-ridey\/maxkamad-itobiya\/\" rel=\"attachment wp-att-37017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/MAXKAMAD-ITOBIYA.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/MAXKAMAD-ITOBIYA.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/MAXKAMAD-ITOBIYA-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayen in ay sameeyaan koox xiriir la leh Al shabaab.<\/p>\n<p>23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay.<\/p>\n<p>Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedeysay 23-ka qof in ay qorsheynayeen in weeraro argagixiso ay ka fuliyaan gudaha Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Warbaahinta xiriirka la leh dowladda, ayaa dhinaca kale laga soo xigtay in saddex kamid ah dadka la xukumay ay qorsheynayeen in koox xiriir la leh Daacish ay aas-aasaan.<\/p>\n<p>Warqadii dacwada ayaa waxaa ku qorneeyd in eedeysanayaasha ay qorteen shaqsiyaad una direen dalka Soomaaliya si ay tababaro ula soo qaataan Al Shabaab oo xiriir la leh Ururka Al Qaacida.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa dalka Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah howlaglka Midowga Africa, kuwaas oo dagaal kula jira xarakadda Al Shabaab ee ka dagaalamaya Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayen in ay sameeyaan koox xiriir la leh Al shabaab. 23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay. Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedeysay 23-ka qof in ay qorsheynayeen in weeraro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37016"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37019,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37016\/revisions\/37019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}