{"id":37012,"date":"2017-05-18T20:13:29","date_gmt":"2017-05-18T17:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37012"},"modified":"2017-05-18T21:38:07","modified_gmt":"2017-05-18T18:38:07","slug":"maamulka-ghiiraan-oo-mamnuucey-in-magaalada-bweyne-hub-lagu-dhex-qaato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maamulka-ghiiraan-oo-mamnuucey-in-magaalada-bweyne-hub-lagu-dhex-qaato\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Hiiraan oo mamnuucey in magaalada B\/WEYNE Hub lagu dhex qaato."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maamulka-ghiiraan-oo-mamnuucey-in-magaalada-bweyne-hub-lagu-dhex-qaato\/bweyne-hub-mamnuuc\/\" rel=\"attachment wp-att-37013\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/bweyne-hub-mamnuuc.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/bweyne-hub-mamnuuc.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/bweyne-hub-mamnuuc-300x173.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maamulka degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada ka soo saaray awaamiir la xiriirta amniga iyo isticmaalka hubka sharci darrada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa amniga magaalada Beledweyne Carab Nuur Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin wax Qori ku dhex qaadan kara Magaalada, marka laga reebo hay\u2019addaha amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay qorshaha in uu yahay sidii loo sugi lahaa amniga, isaga oo intaa ku darray in dalka uu ka gudbay waqtigii sida uu hadalka u dhigay la Mooryaaneenjiray, islamarkaana dadka lagu cabsi galiyo hub aan sharci aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Cid aan aheyn hay\u2019addaha amniga oo hub ku dhax qaadan karta magaalada ma jirto, dalka waa uu ka gudbay waqtigii dadka la handadi jiray\u2019\u2019 ayuu yiri madaxa amniga degmada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal Carab Nuur ayaa sheegay kaliya in ay magaalada hub ku dhex qaadan karaan afarta hay\u2019addood ee amniga magaalada quseeyo, wuxuuna shakhsiyaadka caadeystay falkaasi uga digay in ay arrintaasi sameeyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Amniga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maalmahan waxaa uu yahay mid aad u soo hagaagaya, maadaama qeybaha kala duwan ee ciidamada ay wadaan dadaalo lagu sugayo nabad-galyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada ka soo saaray awaamiir la xiriirta amniga iyo isticmaalka hubka sharci darrada ah. Madaxa amniga magaalada Beledweyne Carab Nuur Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin wax Qori ku dhex qaadan kara Magaalada, marka laga reebo hay\u2019addaha amniga. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37015,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37012\/revisions\/37015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}