{"id":37008,"date":"2017-05-18T19:28:28","date_gmt":"2017-05-18T16:28:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37008"},"modified":"2017-05-18T19:40:59","modified_gmt":"2017-05-18T16:40:59","slug":"26-isbaaro-oo-ay-sheegeen-maamulka-gshdhexe-in-ay-ka-qaadeen-deegaano-hoostaga-gobolkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/26-isbaaro-oo-ay-sheegeen-maamulka-gshdhexe-in-ay-ka-qaadeen-deegaano-hoostaga-gobolkaas\/","title":{"rendered":"26 Isbaaro oo ay sheegeen Maamulka G\/sh\/dhexe in ay ka qaadeen deegaano hoostaga Gobolkaas."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/26-isbaaro-oo-ay-sheegeen-maamulka-gshdhexe-in-ay-ka-qaadeen-deegaano-hoostaga-gobolkaas\/sh-dhexe2\/\" rel=\"attachment wp-att-37009\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37009\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sh-dhexe2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sh-dhexe2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sh-dhexe2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan, ayaa sheegay in maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ay ku guuleysteen\u00a0in ay qadaaan Isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan gobolkaasi.<\/p>\n<p>Maamulka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegay in ay qadeen ku dhowaad 26 Isbaaro, oo lacago sharci darra ah looga qaadi jiray gawaarida dad weynaha ee isticmaalaha waddooyinka isku xira Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la dagaalami doonnaa cid kasta oo isbaarooyin sameysata, waxaan dhawaan ku safray degmada Warsheekh iyo degaanno hoostaga Gobolka\u201d, sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Mudane Makaraan, ayaa sidoo kale sheegay in ay dhawaan howlgallo ay ka bilaabi doonaan waddada isku xirta Muqdishu iyo magaalladda Jowhar.<\/p>\n<p>Shan maalmood ka hor, Xarunta taliska ciiidanka xooga dalka Soomaaliyeed waxaa lagu soo bandhigay shan nin oo \u00a0ku hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka dhaca ah.<\/p>\n<div>Abaanduulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeeed janaraal C\/laahi Cali Caanood oo warfidiyeenka kula hadlay goobta raggan lagu soo bandhigay ayaa sheegay in howlgalka uu qeyb ka yahay amarkii madaxweynaha ee ahaa in lala dagaalamo ragga caadeystay in jidgooyooyinka dhigtaan waddooyinka.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017518636306733092552201vlcsnap-2017-05-13-13h53m02s234.png\" alt=\"\" \/><br \/>\nHowlgaladan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo ay wadaan ciidanka xoogga dalka ayaa imaanaya xilli, dhowaan madaxwyenaha jamhuuiryada Soomaaliya uu ku amray taliska ciidanka xoogga in ay wax ka qabtaan cabashooyinka bulshada Soomaaliyeed ka soo yeeray oo arintaan ku aadan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan, ayaa sheegay in maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ay ku guuleysteen\u00a0in ay qadaaan Isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan gobolkaasi. Maamulka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegay in ay qadeen ku dhowaad 26 Isbaaro, oo lacago sharci darra ah looga qaadi jiray gawaarida dad weynaha ee isticmaalaha waddooyinka isku xira Gobolka Shabeellaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37009,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37008\/revisions\/37011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}