{"id":3699,"date":"2011-10-19T14:12:35","date_gmt":"2011-10-19T14:12:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3699"},"modified":"2011-10-19T14:12:35","modified_gmt":"2011-10-19T14:12:35","slug":"marie-dedieu-oo-ku-jirtay-gacanta-afduubayaal-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/marie-dedieu-oo-ku-jirtay-gacanta-afduubayaal-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Marie Dedieu  Oo Ku Jirtay Gacanta Afduubayaal Soomaali Ah Oo Ku Geeriyootay Dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Haweeneydii u dhalatay dalka Fransiska \u00a0oo ay Qafaasheen kooxo dabley ah Islamarkaana lasoo aaday dhinaca dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha dalka Soomaaliya ku geeriyootey iyadoo ku jirta Gacanta Kooxihii Afduubka U Heystay.<\/p>\n<p>Mid Ka Mid ah \u00a0Diblumaasiyiinta Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Franc e oo lahadla Saxaafadda ayaa sheegay in <strong>Marie Dedieu<\/strong> oo 1-dii bishan aynu ku jirno ee October laga afduubtay Jaziirada Lamu ee dalka Kenya ay ku geeriyootay dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale waxa uu intaas ku daray in geerideydu ay ka danbeysey kadib markii uu kusoo siyaadey xanuun ay haweeneydaas oo da\u2019da ah horay uga cabanaysey , islamarkaana ay ka kala go\u2019een daawooyin ay si joogto ah u isticmaali jirtey maalmo ka horna ay xanuunkeeda aad u sii Zaa\u2019iday.<\/p>\n<p>\u00a0<strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Haweeneydii u dhalatay dalka Fransiska \u00a0oo ay Qafaasheen kooxo dabley ah Islamarkaana lasoo aaday dhinaca dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha dalka Soomaaliya ku geeriyootey iyadoo ku jirta Gacanta Kooxihii Afduubka U Heystay. Mid Ka Mid ah \u00a0Diblumaasiyiinta Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Franc [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3699","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3701,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3699\/revisions\/3701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}