{"id":36974,"date":"2017-05-17T01:22:19","date_gmt":"2017-05-16T22:22:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36974"},"modified":"2017-05-17T01:27:21","modified_gmt":"2017-05-16T22:27:21","slug":"deegaanka-jalalaqsi-oo-ciidamada-dawlada-federalku-ku-xir-xireen-odayaal-dhaqameed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/deegaanka-jalalaqsi-oo-ciidamada-dawlada-federalku-ku-xir-xireen-odayaal-dhaqameed\/","title":{"rendered":"Deegaanka Jalalaqsi oo Ciidamada Dawlada Federalku ku xir xireen Odayaal Dhaqameed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/deegaanka-jalalaqsi-oo-ciidamada-dawlada-federalku-ku-xir-xireen-odayaal-dhaqameed\/jalalaqsi-odayaal-la-xirxirey\/\" rel=\"attachment wp-att-36975\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36975\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/jalalaqsi-odayaal-la-xirxirey.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/jalalaqsi-odayaal-la-xirxirey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/jalalaqsi-odayaal-la-xirxirey-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay 10 oday dhaqameed oo ku eedeysan in ay ka qeyb-galleen caleemo saarka shaqsi ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Faarax Cali Gaafoow oo ah taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Jalalaqsi ayaa warbaahinta u sheegay in odayaashan la xir xiray degmada Buurweyn ee gobolka Hiiraan uga qeyb-galleen caleemo saarka xubin ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waa jirtaa arintaa shalay ayeey baxeen odayaashan, markii ay baxeen ayaa laga war hellay waana la soo qabtay, sidaa ayaa xabsiga lagu dhigay\u2019\u2019 ayuu yiri sarkaalka u hadlay ciidamada dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in danbi kale oo odayaasha loo xiray aysan jirin, laakiin laga war hellay in ay ka qeyb-galleen caleemo saarka shaqsi ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Arinta odayaashan waxaa ka wada hadlaya maamulka degmada, saraakiisha ciidamada dowladda iyo AMISOM go\u2019aanka ay ka qaataan ayaa ka warsugeynaa haddii aynu nahay laamaha amniga\u2019\u2019 ayuu yiri Faarax Cali Gaafoow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waayadii ugu danbeeyay ayaa deegaannada ay maamulaan Al-shabaab waxaa markii ugu horeysay lagu arkay munaasabado calleemo saarka Salaadiin iyo Ugaas beelloodyo ay yeellanayaan beellaha ku nool deegaannada ay maamulaan taasoo ah arin waayadii hore aan ku badneyn dhulka ay ka taliyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay 10 oday dhaqameed oo ku eedeysan in ay ka qeyb-galleen caleemo saarka shaqsi ka tirsan Al-shabaab. Faarax Cali Gaafoow oo ah taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Jalalaqsi ayaa warbaahinta u sheegay in odayaashan la xir xiray degmada Buurweyn ee gobolka Hiiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36974","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36974"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36974\/revisions\/36977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}