{"id":36967,"date":"2017-05-16T20:00:01","date_gmt":"2017-05-16T17:00:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36967"},"modified":"2017-05-16T20:16:06","modified_gmt":"2017-05-16T17:16:06","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-soo-saartey-jadwelka-imtixaanka-shahaadiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wasaaradda-waxbarashada-oo-soo-saartey-jadwelka-imtixaanka-shahaadiga-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartey Jadwelka Imtixaanka SHahaadiga ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wasaaradda-waxbarashada-oo-soo-saartey-jadwelka-imtixaanka-shahaadiga-ah\/jadwelka-imtixaanka\/\" rel=\"attachment wp-att-36968\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36968\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/jadwelka-imtixaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/jadwelka-imtixaanka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/jadwelka-imtixaanka-300x209.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016-2017.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa sheegtay in imtixaanka midaysan ee sanadkan ay fariisan doonaan 23, 000 oo arday oo ka kala imaanaya goboladda.<\/p>\n<p>Ardayda u fariisaneysa imtixaanaadka ayaa ku jira diyargarowgii ugu ballaarnaa, waxaana dhinaca kale ay isku diyaarinayaa jamacadaha.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku jirnaa diyargarow, jadwalkeenna dhinaca wax aqrinta ayaa xoog badan aynu gelineynaa, waxaana ku raja weynaha in aan ku baaso imtixaanka sanadkaan\u201d, sidaasi waxaa Hiiraan Online u sheegay Maxamed oo kamid ah ardayda sanadkan u fariisaneysa imtixaanka.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017516636305068639773755jadwalka-imtixaanka-dugsiyada-sare-ee-dalka.png\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. Dowladda ayaa sheegtay in imtixaanka midaysan ee sanadkan ay fariisan doonaan 23, 000 oo arday oo ka kala imaanaya goboladda. Ardayda u fariisaneysa imtixaanaadka ayaa ku jira diyargarowgii ugu ballaarnaa, waxaana dhinaca kale ay isku diyaarinayaa jamacadaha. \u201cWaxaan ku jirnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36967"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36970,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36967\/revisions\/36970"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36968"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}