{"id":36949,"date":"2017-05-16T05:46:46","date_gmt":"2017-05-16T02:46:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36949"},"modified":"2017-05-16T05:47:44","modified_gmt":"2017-05-16T02:47:44","slug":"taalada-syl-oo-uu-mweyne-farmaajo-ubax-dhigey-15kii-may-maalint-loo-asteeyey-dhalinyarada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/taalada-syl-oo-uu-mweyne-farmaajo-ubax-dhigey-15kii-may-maalint-loo-asteeyey-dhalinyarada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Taalada SYL oo uu M\/weyne Farmaajo Ubax DHigey 15kii May Maalint loo Asteeyey Dhalinyarada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/taalada-syl-oo-uu-mweyne-farmaajo-ubax-dhigey-15kii-may-maalint-loo-asteeyey-dhalinyarada-soomaaliyeed\/farmaajo-ubax-dhig-syl\/\" rel=\"attachment wp-att-36950\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36950\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-ubax-dhig-syl.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-ubax-dhig-syl.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-ubax-dhig-syl-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo, ayaa maanta Ubax dhigay taalladda SYL ee magaalladda Muqdisho, halkaas oo lagu qabtay xuska SYL.<\/p>\n<p>Xubnaha golayaasha dowladda ayaa ku wehlinayay Ubax dhigista iyo munaasabadda xuska maalinta aas-aaska xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee SYL.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhallinyaradda, Islamarkaana ku beegan sannadguuradii 74-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskii Ururkii SYL ee kaalinta weyn ka qaatay xornimadii dalka.<\/p>\n<p>Munaasabaddii maanta waxaa ka qeyb-galay, golayaasha dowladda, mas\u2019uuliyiinta Gobalka Banaadir, dhallinyaro iyo qaar ka mid ah Ururrada Bulshada Rayidka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, xuska munaasabadda 15-ka May awgeed.<\/p>\n<p>&#8220;Dalka hadda waxaa uu taaganyahay xiligii ay dhallinyaradda gacanta ku dhigi lahaayeen isla markaana ay u hagi lahaayeen dhanka Horumarka iyo xasiloonida\u201d, sidaasi waxaa yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<div>Maanta oo kale 15-kii bishii May sanadkii 1943-dii waxaa u suurtagashay 13-kii ee dhallinyaradda Soomaaliyeed inay dhibada u taagan xisbigii la magac baxay SYC {Somali Youth Club} ama ururuka dhalinyarada Soomaaliyeed, kaas oo markii dambe u xuubsiibtay ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL {Somali Youth League}, sanadkii 1947-dii bishii May maanta oo kale ayaa ururka SYL si rasmi ah magacaasi u qaatay, xiligaasi waxaa ururka dhisay 13-dhalinayaro ah.<\/div>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo, ayaa maanta Ubax dhigay taalladda SYL ee magaalladda Muqdisho, halkaas oo lagu qabtay xuska SYL. Xubnaha golayaasha dowladda ayaa ku wehlinayay Ubax dhigista iyo munaasabadda xuska maalinta aas-aaska xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee SYL. Mudane Maxamed C\/laahi Farmaajo ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36949"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36952,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36949\/revisions\/36952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}