{"id":36945,"date":"2017-05-16T03:44:27","date_gmt":"2017-05-16T00:44:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36945"},"modified":"2017-05-16T03:44:50","modified_gmt":"2017-05-16T00:44:50","slug":"rwasaare-xasan-cali-khayre-oo-hambalyo-u-direy-dhalinyarada-soomaaliyeed-15ka-may-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/rwasaare-xasan-cali-khayre-oo-hambalyo-u-direy-dhalinyarada-soomaaliyeed-15ka-may-awgeed\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Xasan Cali KHayre oo Hambalyo u direy DHalinyarada Soomaaliyeed 15ka May Awgeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/rwasaare-xasan-cali-khayre-oo-hambalyo-u-direy-dhalinyarada-soomaaliyeed-15ka-may-awgeed\/khayre-hambalyo-15-may\/\" rel=\"attachment wp-att-36946\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36946\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/khayre-hambalyo-15-may.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/khayre-hambalyo-15-may.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/khayre-hambalyo-15-may-300x206.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, xuska munaasabadda 15-ka May awgeed.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dhinaca kale dhallinyaradda ugu baaqay in ay qaataan doorkooda ku aadan horumarinta dalka iyo nabadeynta guud ahaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Dalka hadda waxaa uu taaganyahay xiligii ay dhallinyaradda gacanta ku dhigi lahaayeen isla markaana ay u hagi lahaayeen dhanka Horumarka iyo xasiloonida\u201d, sidaasi waxaa yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Mudane Kheyre ayaa sidoo kale dhallinyaradda ugu baaqay in ay xasuusnaadaan Dhallinyaradii usoo halgantay xuriyadda dalkeena isla markaan sababta u ahaa in maanta ay Soomaaliya ay noqoto dal xur ah oo madax banaan.<\/p>\n<p>Maanta oo kale 15-kii bishii May sanadkii 1943-dii waxaa u suurtagashay 13-kii ee dhallinyaradda Soomaaliyeed inay dhibada u taagan xisbigii la magac baxay SYC {Somali Youth Club} ama ururuka dhalinyarada Soomaaliyeed, kaas oo markii dambe u xuubsiibtay ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL {Somali Youth League}, sanadkii 1947-dii bishii May maanta oo kale ayaa ururka SYL si rasmi ah magacaasi u qaatay, xiligaasi waxaa ururka dhisay 13-dhalinayaro ah.<\/p>\n<p>Xoriyaddii Ummada Soomaaliyeed ay hanatay sanadkii 1960-kii waxaa loo soo maray halgan aad u dheer oo dhiig badani ku daatay.<br \/>\nSYL, ayaa kaalin muuqata ka qaadatay in gumeystayaashii dalka laga ceyriyo, umadda Soomaaliyeedna ay helaan xuriyad buuxda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta hambalyo u diray dhamaan dhallinyaradda Soomaaliyeed, xuska munaasabadda 15-ka May awgeed. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dhinaca kale dhallinyaradda ugu baaqay in ay qaataan doorkooda ku aadan horumarinta dalka iyo nabadeynta guud ahaan dalka Soomaaliya. &#8220;Dalka hadda waxaa uu taaganyahay xiligii ay dhallinyaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36945","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36945"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36948,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36945\/revisions\/36948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}