{"id":36937,"date":"2017-05-16T02:39:20","date_gmt":"2017-05-15T23:39:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36937"},"modified":"2017-05-16T02:50:16","modified_gmt":"2017-05-15T23:50:16","slug":"aabayaashii-xoriyadda-soomaaliya-horseedey-syl-oo-xuskooda-maanta-la-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/aabayaashii-xoriyadda-soomaaliya-horseedey-syl-oo-xuskooda-maanta-la-qabtey\/","title":{"rendered":"Aabayaashii Xoriyadda Soomaaliya Horseedey SYL  oo Xuskooda maanta la qabtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/aabayaashii-xoriyadda-soomaaliya-horseedey-syl-oo-xuskooda-maanta-la-qabtey\/syl-13-kii-dhalinyao\/\" rel=\"attachment wp-att-36938\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36938\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/syl-13-kii-dhalinyao.jpg\" alt=\"\" width=\"523\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/syl-13-kii-dhalinyao.jpg 523w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/syl-13-kii-dhalinyao-280x300.jpg 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/a>\u00a0Sanad kasta bisha May 15-keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aas-aaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee \u00a0SYL, kaas oo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isagoo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro.<\/p>\n<p>Maanta oo kale 15-kii bishii May sanadkii 1943-dii waxaa u suurtagashay 13-kii ee dhalinyarada Soomaaliyeed inay dhibada u taagan xisbigii la magac baxay SYC {Somali Youth Club} ama ururuka dhalinyarada Soomaaliyeed, kaas oo markii dambe u xuubsiibtay ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL {Somali Youth League}, sanadkii 1947-dii bishii May maanta oo kale ayaa ururka SYL si rasmi ah magacaasi u qaatay, xiligaasi waxaa ururka dhisay 13-dhalinayaro ah, kuwaas oo kala ahaa:<\/p>\n<p>1. \u00a0 \u00a0Cabdulqaadir Sakhaawadiin, Tayeeglow \u00a0Bakool 1919 \u00a0 \u00a024 Jir<\/p>\n<p>2. Maxamed Xirsi Nuur(Siidii), Mareeg \u00a0G\/gadud 1915 \u00a0 \u00a0 28 \u00a0Jir<\/p>\n<p>3. Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke Hobyo \u00a0Mudug 1917 \u00a026 Jir<\/p>\n<p>4. Xaaji Maxamed Xuseen Maxaad Muqdisho Banadir 1917 26 Jir<\/p>\n<p>5. Cusmaan Geeddi Raage Muqdisho Banadir 1925 18 Jir<\/p>\n<p>6. Dheere Xaaji Dheere \u00a0Muqdisho Banadir 1926 \u00a0 \u00a017 Jir<\/p>\n<p>7. Daahir Xaaji Cusmaan (Dhegaweyne) \u00a0Hobyo Mudug \u00a01925 18 Jir<\/p>\n<p>8. Cali Xasan Maslax \u00a0mahubno meesha uu ku dhashay 1919 24 Jir<\/p>\n<p>9. Maxamed Cali Nuur Mugadisho \u00a0Banadir 1927 \u00a0 \u00a016 Jir<\/p>\n<p>10. Maxamed Faarax Hilowle Mareeg G\/gaduud \u00a0 1925 \u00a018 Jir<\/p>\n<p>11. X. Maxamed Cabdulaahi Xayeesi \u00a0Muqdaisho \u00a0Banadir \u00a01918 \u00a0 \u00a025 Jir<\/p>\n<p>12. Huudow Macalin Cabdulaahi Saalax \u00a0Mareereey Sh\/hoose \u00a01926 17 Jir<\/p>\n<p>13. Maxamed Cusmaan Baarbe Baardheere \u00a0Gedo 1910 \u00a0 \u00a033 Jir<\/p>\n<p>Kulankii ugu dambeeyay ee ay yeesheen aas-aasayaasha xisbigaas waxay isku raaceen 3 Qodob oo kala ah:-<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0In xukuumadda Engriiska ee dalka heysata loo qoro codsi ay ku doonayaa in ay furtaan Naadi la yiraahdo SYC.(Somali Youth Club) oo dhalinyarada ku kulanto.<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la kireeyo Guri u qalma howlaha dhalinyarada ee lagama maarmaanka u ah soona jiidan kara dhalinyarada.<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la dejiyo barnaamij kumeel gaar ah oo dabooli kara qorshaha shaqo ee loo baahanyahay lagama-maarmaana u ah howlaha dhaliyarada.<\/p>\n<p>Xoriyaddii Ummada Soomaaliyeed ay hanatay sanadkii 1960-kii waxaa loo soo maray halgan aad u dheer oo dhiig badani ku daatay.<\/p>\n<p>SYL, ayaa kaalin muuqata ka qaadatay in gumeystayaashii dalka laga ceyriyo, umadda Soomaaliyeedna ay helaan xuriyad buuxda.<\/p>\n<p>Halkaan ka dhegeyso taariikhda SYL, oo uu ka sheekeynayo AXMED FAARAX IDAAJAA, balse waxaa taariikhadan uu duubay sanadkii 2016.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/daNMG8jBjmk\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Sanad kasta bisha May 15-keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aas-aaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee \u00a0SYL, kaas oo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isagoo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro. Maanta oo kale 15-kii bishii May sanadkii 1943-dii waxaa u suurtagashay 13-kii ee dhalinyarada Soomaaliyeed inay dhibada u taagan xisbigii la magac baxay SYC [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36937"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36940,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36937\/revisions\/36940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}