{"id":36933,"date":"2017-05-16T01:46:32","date_gmt":"2017-05-15T22:46:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36933"},"modified":"2017-05-16T02:13:24","modified_gmt":"2017-05-15T23:13:24","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-xuska-munaasabadda-15ka-may-awgeed-fasaxdey-shaqaalaha-dawladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-xuska-munaasabadda-15ka-may-awgeed-fasaxdey-shaqaalaha-dawladda\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo Xuska munaasabadda 15ka May awgeed Fasaxdey SHaqaalaha Dawladda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-xuska-munaasabadda-15ka-may-awgeed-fasaxdey-shaqaalaha-dawladda\/astaanta-qaranka-soomaaliya\/\" rel=\"attachment wp-att-36934\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36934\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/astaanta-qaranka-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"516\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/astaanta-qaranka-soomaaliya.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/astaanta-qaranka-soomaaliya-300x242.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta fasaxday dhamaan shaqaallaha dowladda munaasabada 15- May awgeed, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta.<\/p>\n<p>&#8220;Annigoo ku hadlaya afka xukuumadda Soomaaliya, waxaa maanta la fasaxay dhamaan Shaqaallaha Dowladda Munaasabadda xuska 15-ka May awgeed\u201d, sidaasi waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan \u201cYariisow\u201d.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sanad walba xusta, dhallinyaradii aas-aaska u ahaa xuriyadda dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sanad kasta bisha May 15-keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aas-aaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee \u00a0SYL, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay ee dalka laga furo isaga oo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro.<\/p>\n<p><strong>Hadaba halkan ka aqriso magacyada, meesha ay ku dhasheen, iyo Sanadka ay dhasheen, 13-kii dhallinyaro ee dhidibada u aasay SYL.<\/strong><\/p>\n<p>1. \u00a0 \u00a0Cabdulqaadir Sakhaawadiin, Tayeeglow \u00a0Bakool 1919 \u00a0 \u00a024 Jir.<\/p>\n<p>2. Maxamed Xirsi Nuur(Siidii), Mareeg \u00a0G\/gadud 1915 \u00a0 \u00a0 28 \u00a0Jir.<\/p>\n<p>3. Yaasiin Xaaji Cusmaan Sharmarke Hobyo \u00a0Mudug 1917 \u00a026 Jir.<\/p>\n<p>4. Xaaji Maxamed Xuseen Maxaad Muqdisho Banadir 1917 26 Jir.<\/p>\n<p>5. Cusmaan Geeddi Raage Muqdisho Banadir 1925 18 Jir.<\/p>\n<p>6. Dheere Xaaji Dheere \u00a0Muqdisho Banadir 1926 \u00a0 \u00a017 Jir.<\/p>\n<p>7. Daahir Xaaji Cusmaan (Dhegaweyne) \u00a0Hobyo Mudug \u00a01925 18 Jir.<\/p>\n<p>8. Cali Xasan Maslax \u00a0mahubno meesha uu ku dhashay 1919 24 Jir.<\/p>\n<p>9. Maxamed Cali Nuur Mugadisho \u00a0Banadir 1927 \u00a0 \u00a016 Jir.<\/p>\n<p>10. Maxamed Faarax Hilowle Mareeg G\/gaduud \u00a0 1925 \u00a018 Jir.<\/p>\n<p>11. X. Maxamed Cabdulaahi Xayeesi \u00a0Muqdaisho \u00a0Banadir \u00a01918 \u00a0 \u00a025 Jir.<\/p>\n<p>12. Huudow Macalin Cabdulaahi Saalax \u00a0Mareereey Sh\/hoose \u00a01926 17 Jir.<\/p>\n<p>13. Maxamed Cusmaan Baarbe Baardheere \u00a0Gedo 1910 \u00a0 \u00a033 Jir.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta fasaxday dhamaan shaqaallaha dowladda munaasabada 15- May awgeed, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta. &#8220;Annigoo ku hadlaya afka xukuumadda Soomaaliya, waxaa maanta la fasaxay dhamaan Shaqaallaha Dowladda Munaasabadda xuska 15-ka May awgeed\u201d, sidaasi waxaa yiri Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan \u201cYariisow\u201d. Dowladda Soomaaliya ayaa sanad walba xusta, dhallinyaradii aas-aaska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36933"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36933\/revisions\/36936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}