{"id":36928,"date":"2017-05-16T00:51:51","date_gmt":"2017-05-15T21:51:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36928"},"modified":"2017-05-16T00:54:43","modified_gmt":"2017-05-15T21:54:43","slug":"rw-khayre-oo-khudbad-ka-jeediyey-shirka-doha-forum-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/rw-khayre-oo-khudbad-ka-jeediyey-shirka-doha-forum-daawo\/","title":{"rendered":"RW KHayre oo khudbad ka jeediyey Shirka doha Forum (DAAWO)."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/rw-khayre-oo-khudbad-ka-jeediyey-shirka-doha-forum-daawo\/rw-kheyre2-3\/\" rel=\"attachment wp-att-36930\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36930\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/RW-KHEYRE2.jpg\" alt=\"\" width=\"643\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/RW-KHEYRE2.jpg 643w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/RW-KHEYRE2-300x202.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 643px) 100vw, 643px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb gallay shirweynaha caalamiga ah ee looga hadlayo iskaashiga dhinacyada xasilinta dhaqaallaha iyo siyaasadda ayaa ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayo xaaladda guud dalka, gaar ahaan daruufaha jira, horumarka dalka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in caalamka uu u soo jeesto sidii ay gacan uga geysan lahaayeen horumarinta amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha Qaxootiga.<\/p>\n<p>\u201cAdduunka intiisa badan waxaa heysta daruufo badan, waxaan ka codsaneynaa adduunka inaysan indhahooda ka qaadin Soomaaliya, Soomaaliya waxaa soo daashay daruufo badan, waxaana ay hadda tahay fursad dhab ah oo garab lagu siin karo, annaga ka dowlad ahaan waxaa naga go\u2019an inaan sameyno isbadal dhab ah, oo aan wadanka uga saarno daruufaha heysato\u201d ayuu yiri ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha oo inta badan khudbadiisa diiradda ku saaray arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool caalamka ayaa sheegay in caalamka looga fadhiyo inay ilgaar ah ku fiiriyaan daruufaha heysato qaxootiga Soomaaliyeed oo ah kuwa badan caalamka<\/p>\n<p>Shirka Doha Forum ee ka soconaya caasimadda dalka Qatar, ayaa la filayaa in dhawaan lasoo gaba-gabeeyayo.<\/p>\n<p><strong>Hadaba \u00a0Khudbadda Ra\u2019isulwasaaraha Hoos Ka Daawo:-<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HdegOtw4B_U\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb gallay shirweynaha caalamiga ah ee looga hadlayo iskaashiga dhinacyada xasilinta dhaqaallaha iyo siyaasadda ayaa ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayo xaaladda guud dalka, gaar ahaan daruufaha jira, horumarka dalka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in caalamka uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36928"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36932,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36928\/revisions\/36932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}