{"id":36924,"date":"2017-05-15T01:22:10","date_gmt":"2017-05-14T22:22:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36924"},"modified":"2017-05-15T04:06:34","modified_gmt":"2017-05-15T01:06:34","slug":"maamulka-gobolka-gedo-oo-ka-hadley-duqeyn-ay-diyaaradaha-kenya-u-geysteen-gobolkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maamulka-gobolka-gedo-oo-ka-hadley-duqeyn-ay-diyaaradaha-kenya-u-geysteen-gobolkaas\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Gedo oo ka hadley Duqeyn ay Diyaaradaha Kenya u geysteen Gobolkaas."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maamulka-gobolka-gedo-oo-ka-hadley-duqeyn-ay-diyaaradaha-kenya-u-geysteen-gobolkaas\/diyaarado-duqeyn-geddo-2\/\" rel=\"attachment wp-att-36925\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36925\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarado-duqeyn-geddo.jpg\" alt=\"\" width=\"530\" height=\"298\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarado-duqeyn-geddo.jpg 530w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarado-duqeyn-geddo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 530px) 100vw, 530px\" \/><\/a>Maamulka Gobolka Gedo ee Soomaaliya, ayaa ka warbixiyay duqey ay diyaaradaha dowladda Kenya ay ka fuliyeen shalay dhul howd ah oo ku yaalla Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Diyaaradaha ayaa duqeyay degaanka Kedis oo 25km u jira magaalladda Garbahaarey ee Gobolka Gedo, sida mas\u2019uuliyiinta degaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>\u201cUgu yaraan 17 dagaalyahano oo Al Shabaab ka tirsan ayaa lagu dilay duqeynta, laba gaari oo mid kamid ah qori uu saaranyahay ayaa sidoo kale duqeynta ay saameysay\u201d, sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in diyaaradaha ay raadsanayaan saldhigyada Al Shabaab, waxaana sidoo kale uu beeniyay in dad rayid ah ay khasaare kasoo gaareen duqeynta.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Sheekh Maxamed Alqaadi, ayaa dhankiisa warbaahinta u sheegay in guulo laga gaaray howlgalladii ugu dambeyay ee ay fuliyeen diyaaradaha dowladdaha Kenya iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Axadii lasoo dhaafay, \u00a0dagaalyahannada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin duleedka degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Tarako oo qiyaastii 50km galbeed kaga beegan magaalladda Baardheere.<\/p>\n<p>Dhinaca kale 30-kii bishii, April, Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Al Shabaab, kadib howlgallo ay ciidanka dowladda Kenya ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Gedo ee Soomaaliya, ayaa ka warbixiyay duqey ay diyaaradaha dowladda Kenya ay ka fuliyeen shalay dhul howd ah oo ku yaalla Gobolka Gedo. Diyaaradaha ayaa duqeyay degaanka Kedis oo 25km u jira magaalladda Garbahaarey ee Gobolka Gedo, sida mas\u2019uuliyiinta degaanka ay sheegeen. \u201cUgu yaraan 17 dagaalyahano oo Al Shabaab ka tirsan ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36924"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36927,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36924\/revisions\/36927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}