{"id":36915,"date":"2017-05-13T22:41:43","date_gmt":"2017-05-13T19:41:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36915"},"modified":"2017-05-13T22:53:02","modified_gmt":"2017-05-13T19:53:02","slug":"agaasimihii-maxkamada-sare-ninkii-toogtey-oo-booliska-gbanaadir-gacanta-kusoo-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/agaasimihii-maxkamada-sare-ninkii-toogtey-oo-booliska-gbanaadir-gacanta-kusoo-dhigeen\/","title":{"rendered":"Agaasimihii Maxkamada Sare Ninkii Toogtey oo Booliska G\/banaadir Gacanta kusoo dhigeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/agaasimihii-maxkamada-sare-ninkii-toogtey-oo-booliska-gbanaadir-gacanta-kusoo-dhigeen\/agaasime-maxkamada-sare-dill\/\" rel=\"attachment wp-att-36916\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36916\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/agaasime-maxkamada-sare-dill.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/agaasime-maxkamada-sare-dill.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/agaasime-maxkamada-sare-dill-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>\u00a0Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble, ayaa sheegay in ciidamada Booliska ay gacanta kusoo dhigeen nin horay Muqdisho ugu dilay Agaasimihii Maxkamadda Sare ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cIskaashi ay sameeyen ciidanka Booliska kadib, waxaa ay gacanta ku soo dhigeen Faarax Cali Nuur Xeyle, oo dilay Agaasimihii Maxkamadda Sare ee dalka, sida ugu dhaqsiyaha badan ayaana cadaaladda loo horgeyn doonaa\u201d, sidaasi waxaa yiri Qaasim Axmed Rooble.<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliska, ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu saxaafadda kula hadlayay magaalladda Muqdishu ee caasimada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Agaasimihii maamulka Maxkamadda sare ee dalka Marxuum Mursal Cumar Cismaan, ayaa waxaa la dilay 9-kii bishii 5-aad ee sanadkan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale horaantii bishan ayeey aheyd kadib, markii ciidamo ilaalo u ahaa Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka rasaas ay fureen uu ku geeryooday Wasiirkii Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabbaas Siraaji.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble, ayaa sheegay in ciidamada Booliska ay gacanta kusoo dhigeen nin horay Muqdisho ugu dilay Agaasimihii Maxkamadda Sare ee dalka. \u201cIskaashi ay sameeyen ciidanka Booliska kadib, waxaa ay gacanta ku soo dhigeen Faarax Cali Nuur Xeyle, oo dilay Agaasimihii Maxkamadda Sare ee dalka, sida ugu dhaqsiyaha badan ayaana cadaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36915"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36918,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36915\/revisions\/36918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}