{"id":36911,"date":"2017-05-13T21:58:13","date_gmt":"2017-05-13T18:58:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36911"},"modified":"2017-05-13T22:29:30","modified_gmt":"2017-05-13T19:29:30","slug":"allaha-u-naxariistee-saxafi-caan-ah-mm-macalin-oo-geeryoodey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/allaha-u-naxariistee-saxafi-caan-ah-mm-macalin-oo-geeryoodey\/","title":{"rendered":"Allaha u Naxariistee Saxafi caan ah MM Macalin oo geeryoodey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/allaha-u-naxariistee-saxafi-caan-ah-mm-macalin-oo-geeryoodey\/mm-macalin-geeri\/\" rel=\"attachment wp-att-36913\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mm-macalin-geeri.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mm-macalin-geeri.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mm-macalin-geeri-300x219.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya, waxaa maanta ku dhintay wariye Maxamed Maxamuud Macalim ( MM Macalim) oo kamid ahaa shaqaallaha wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee geerida wariyaha waxaa xaqiijiyay, wakaaladda Wararka ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWariye MM Macalim ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay magaalladda Muqdisho, hase ahaatee dhawaan ayaa loo qaaday dalka Kenya si halkaas loogu soo daweeyo, waxaana maanta uu ku geeriyooday isbitaalkii lagu dabiibeyay\u201d, sidaasi waxaa sheegtay wakaladda SONNA.<\/p>\n<p>Wariye Maxamed Maxamuud Macalim ( MM Macalim), waxaaa uu kamid ahaa rug cadaayaasha saxaafadeed ee fara ku tiriska ah ee ka haray wariyeyaashii hore ee Radio Muqidsho.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida wariyaha, waxaana Alle ay uga baryeen in uu janadii fardoowso uu ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa la filayaa in dhawaan la aaso.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya, waxaa maanta ku dhintay wariye Maxamed Maxamuud Macalim ( MM Macalim) oo kamid ahaa shaqaallaha wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya. Allaha u naxariistee geerida wariyaha waxaa xaqiijiyay, wakaaladda Wararka ee dowladda Soomaaliya. \u201cWariye MM Macalim ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay magaalladda Muqdisho, hase ahaatee dhawaan ayaa loo qaaday dalka Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36913,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36911"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36914,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36911\/revisions\/36914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}