{"id":36906,"date":"2017-05-13T21:43:20","date_gmt":"2017-05-13T18:43:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36906"},"modified":"2017-05-13T21:50:33","modified_gmt":"2017-05-13T18:50:33","slug":"rwkhayre-oo-safarkiisii-ugu-horeeyey-u-dhoofey-dalka-qatar-ee-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/rwkhayre-oo-safarkiisii-ugu-horeeyey-u-dhoofey-dalka-qatar-ee-khaliijka\/","title":{"rendered":"RW\/ KHayre oo Safarkiisii ugu horeeyey u dhoofey Dalka QATAR ee KHaliijka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/rwkhayre-oo-safarkiisii-ugu-horeeyey-u-dhoofey-dalka-qatar-ee-khaliijka\/rw-khayre-safar\/\" rel=\"attachment wp-att-36907\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/RW-KHAYRE-SAFAR.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"454\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/RW-KHAYRE-SAFAR.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/RW-KHAYRE-SAFAR-300x206.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay ee dhanka dibadda ah ku tegaya dalka Qadar.<\/p>\n<p>Mudane Xasan, ayaa waxaa safarkiiga ku wehlinaya qaar kamid ah Golaha wasiiradda ee xukuumadda, waxaana la filayaa in maalinta berri ah ay ka qeyb-galaan shirka \u201cDoxa Forum\u201d ee ka furmaya magaalladda Doha ee dalka Qadar.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa Hiiraan Online u sheegay in shirka looga hadli doono arrimo ay kamid yihiin dhaqaallaha iyo Qaxootiga.<\/p>\n<p>Safarka Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa waxaa uu yahay kisii ugu horreeyay tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale maanta wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa dib ugu soo noqday magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalladda London, halkaasi oo ay ka socdeen shirar looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdiga Madaxweynaha.<\/p>\n<p>In ka badan 42 dowladdood iyo ururo caalami ah oo daneynaya arrimaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb-galay shurkii London Somali Conference ee 12-kii bishan ka dhacay magaalladda London.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay ee dhanka dibadda ah ku tegaya dalka Qadar. Mudane Xasan, ayaa waxaa safarkiiga ku wehlinaya qaar kamid ah Golaha wasiiradda ee xukuumadda, waxaana la filayaa in maalinta berri ah ay ka qeyb-galaan shirka \u201cDoxa Forum\u201d ee ka furmaya magaalladda Doha ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36907,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36906"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36910,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36906\/revisions\/36910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}