{"id":36897,"date":"2017-05-13T20:51:09","date_gmt":"2017-05-13T17:51:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36897"},"modified":"2017-05-13T20:55:55","modified_gmt":"2017-05-13T17:55:55","slug":"gobolka-gedo-oo-diyaaradaha-dalka-kenya-duqeyn-ka-geysteenkhasaruhu-intee-la-egyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gobolka-gedo-oo-diyaaradaha-dalka-kenya-duqeyn-ka-geysteenkhasaruhu-intee-la-egyahey\/","title":{"rendered":"Gobolka Gedo oo Diyaaradaha dalka Kenya Duqeyn ka Geysteen\/khasaruhu intee la egyahey?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gobolka-gedo-oo-diyaaradaha-dalka-kenya-duqeyn-ka-geysteenkhasaruhu-intee-la-egyahey\/diyaarad-dagaal-kenya-2\/\" rel=\"attachment wp-att-36898\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36898\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarad-dagaal-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"320\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarad-dagaal-kenya.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarad-dagaal-kenya-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>\u00a0Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa lasoo sheegayaa in ay maanta duqeyeen degaan hoos yimaada Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Diyaaradaha ayaa duqeyay degaanka Kedis oo 25km u jira magaalladda Garbahaarey, sida mas\u2019uuliyiinta degaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Lama shaacin khasaaraha ka dhashay duqeynta, mana jiraan war kasoo baxay dowladda Kenya iyo maamulka Jubbaland ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Degaanada la duqeyay ayaa waxaa saldhigyo ku leh Al Shabaab.<\/p>\n<p>Axadii lasoo dhaafay, \u00a0dagaalyahannada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin duleedka degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Tarako oo qiyaastii 50km galbeed kaga beegan magaalladda Baardheere.<\/p>\n<p>Ciidanka KDF-ta dalka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM, ayaa waxaa saldhigyo ciidan ay ku leeyihiin koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale 30-kii bishii, April, Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Al Shabaab, kadib howlgallo ay ciidanka dowladda Kenya ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa lasoo sheegayaa in ay maanta duqeyeen degaan hoos yimaada Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Diyaaradaha ayaa duqeyay degaanka Kedis oo 25km u jira magaalladda Garbahaarey, sida mas\u2019uuliyiinta degaanka ay sheegeen. Lama shaacin khasaaraha ka dhashay duqeynta, mana jiraan war kasoo baxay dowladda Kenya iyo maamulka Jubbaland ee Soomaaliya. Degaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36897"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36897\/revisions\/36900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}