{"id":36893,"date":"2017-05-13T20:31:20","date_gmt":"2017-05-13T17:31:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36893"},"modified":"2017-05-13T20:37:35","modified_gmt":"2017-05-13T17:37:35","slug":"dagaal-beeleed-ka-dhacey-gobolka-galguduud-oo-ay-ku-dhinteen-ilaa-6-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dagaal-beeleed-ka-dhacey-gobolka-galguduud-oo-ay-ku-dhinteen-ilaa-6-qof\/","title":{"rendered":"Dagaal beeleed ka dhacey Gobolka Galguduud oo ay ku dhinteen ilaa 6 qof."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dagaal-beeleed-ka-dhacey-gobolka-galguduud-oo-ay-ku-dhinteen-ilaa-6-qof\/6qof-dhimasho\/\" rel=\"attachment wp-att-36895\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36895\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/6qof-dhimasho.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/6qof-dhimasho.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/6qof-dhimasho-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Ugu yaraan 6 qof ayaa dhintay halka sagaal kalana ay ku dhaawacmeen, kadib dagaal beeleed maanta ka dhacay degaan hoos yimaada Gobolka Galgaduud, sida uu sheegay Maxamed Cali oo ah Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dagaalka waxaa uu ka dhacay degaanka Labi-caano oo dhaca bariga Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka waxaa ku dhintay lix qof, sagaal kalana waa ay ku dhaawacmeen, dhinaca kale wali xiisad ayaa ka taagan degaanka lagu dagaalamay\u201d, sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilowday aano hore oo dhex martay labada beelood ee maanta dagaalamay.<\/p>\n<p>Dadka ku dhintay dagaalka ayaa la sheegay in ay u badanyihiin maleeshiyaadka ku dagaalamay degaanka, sidoo kale dad rayid ah ayaa lasoo wariyay in ay kamid yihiin kuwii ku dhaawacmay dagaalka.<\/p>\n<p>Dagaaladda salka ku haya aanada qabiil ee dhexmara beelaha Soomaaliyeed ayaa inta badan ku soo noq-noqda gudaha dalka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta maamulka Galmudug, ayaa lasoo sheegayaa in ay ku howlanyihiin sidii loo xalin lahaa dagaalka kasoo cusboonaaday Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 6 qof ayaa dhintay halka sagaal kalana ay ku dhaawacmeen, kadib dagaal beeleed maanta ka dhacay degaan hoos yimaada Gobolka Galgaduud, sida uu sheegay Maxamed Cali oo ah Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud ee Dowladda Soomaaliya. Dagaalka waxaa uu ka dhacay degaanka Labi-caano oo dhaca bariga Gobolka Galgaduud. \u201cDagaalka waxaa ku dhintay lix qof, sagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36893"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36896,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36893\/revisions\/36896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}