{"id":36888,"date":"2017-05-13T20:03:38","date_gmt":"2017-05-13T17:03:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36888"},"modified":"2017-05-13T20:07:14","modified_gmt":"2017-05-13T17:07:14","slug":"ilaalada-madaxtooyada-sarkaal-ka-tirsanaa-oo-xabsiga-loo-taxaabey-kadib-markii-uu-jiirey-dad-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ilaalada-madaxtooyada-sarkaal-ka-tirsanaa-oo-xabsiga-loo-taxaabey-kadib-markii-uu-jiirey-dad-rayid-ah\/","title":{"rendered":"Ilaalada Madaxtooyada Sarkaal ka tirsanaa oo Xabsiga loo taxaabey kadib markii uu jiirey Dad rayid ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ilaalada-madaxtooyada-sarkaal-ka-tirsanaa-oo-xabsiga-loo-taxaabey-kadib-markii-uu-jiirey-dad-rayid-ah\/sarkaal-mataxtooyo-xabsi\/\" rel=\"attachment wp-att-36889\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sarkaal-mataxtooyo-xabsi.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sarkaal-mataxtooyo-xabsi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sarkaal-mataxtooyo-xabsi-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamed, oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaalka ayaa lagu eedeyay in uu gaari nooca ciidamada ah uu jiirsiiyay Marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane, waxaana dhinaca kale uu dhaawacay Haweeney.<\/p>\n<p>Shilka lagu dilay Marxuum Tahliil laguna dhaawacay Haweeneyda waxaa uu ka dhacay Al-baabka hore ee Madaxtooyadda Soomaaliya Taariikhdu markay ahayd 24\/04\/2017.<\/p>\n<p>\u201cGarsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, waxaa soo gaartay cabasho ka timid ehelada Marxuum Tahliil Jimcaale Hubane, intaasi kadibna, waxaa la bibaabay baaritaan waxaana lasoo xiray sarkaalkii dhacdadaasi lagu eedeyay oo ahaa darawalkii dhibka geystay\u201d, sidaasi waxaa yiri Gudoonka \u00a0Maxkamadda Ciidanka Gaashanle Sare Xasan Cali Shuute.<\/p>\n<p>24-kii bishii April, Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyadda ku qaabilay ehelada Marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane, oo Madaxtooyadda horteeda uu ku jiray mid ka mid ah gadiid galbinayay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cMarxuumka naxariistii janno Alle haka waraabiyo, qadar ayuu ku dhintay, dowladda Soomaaliya way ka garaabeysaa geerida Marxuumka, ehelkana waan la qeybsanayaa tiiraanyada, sida uu shilka ku dhacay baaris ayaa ku socoto waxaana idiin ballanqaadayaa in xuquuqda Marxuumka aysan dowladdu meel cidla ah kaga dhaaqiqo doonin\u201dayuu yiri madaxweynaha.<\/p>\n<p>Cabdi Jimcaale Hubbane, oo la dhashay Marxuumka dhintay ayaa mahadcelin weyn u jeediyay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, sida uu u ixtiraamay qoyska dhibanaha ah.<\/p>\n<p>Allaha ha u naxariistee Marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane ayaa waxaa uu ka tirsanaa shaqaallaha Wasaaradda Wafaafinta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamed, oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya. Sarkaalka ayaa lagu eedeyay in uu gaari nooca ciidamada ah uu jiirsiiyay Marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane, waxaana dhinaca kale uu dhaawacay Haweeney. Shilka lagu dilay Marxuum Tahliil laguna dhaawacay Haweeneyda waxaa uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36888"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36888\/revisions\/36891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}