{"id":36884,"date":"2017-05-13T19:28:28","date_gmt":"2017-05-13T16:28:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36884"},"modified":"2017-05-13T19:31:54","modified_gmt":"2017-05-13T16:31:54","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/madaxweyne-farmaajo-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu horkacayo oo Dalka dib ugu soo laabtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/madaxweyne-farmaajo-iyo-wafdi-uu-horkacayo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey\/farmaajo-soo-noqosho\/\" rel=\"attachment wp-att-36885\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36885\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-soo-noqosho.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-soo-noqosho.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-soo-noqosho-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu soo noqday magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalladda London, halkaasi oo ay ka socdeen shirar looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdiga Madaxweynaha.<\/p>\n<p>In ka badan 42 dowladdood iyo ururo caalami ah oo daneynaya arrimaha Soomaaliya, ayaa ka qeyb-galay shurkii London Somali Conference ee 12-kii bishan ka dhacay magaalladda London.<\/p>\n<p>Gaba-gabadii shirka waxaa lasoo saaray War-murtiyeed.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka Aqriso muhiimada War-murtiyeedkii ka soo baxay shirka London-<\/strong><\/p>\n<p><strong>(Humanitarian) Arrimaha bani\u2019aadanimada;<\/strong><\/p>\n<p>Ilaa shan qodob ayuu ka koobnaa waxaana ugu muhiimsanaa in walaac laga muujiyay xaaladda bani\u2019aadanimo ee Soomaaliya xilliga ka jirta, waxaana loogu deeqay $600 boqol oo milyen oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen,lana aqoonsaday dadaalada gudiga gurmadka iyo dadka kale ee is xilqaamay.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa lagu bogaadiyay sida ay ahmiyad weyn u siisay gurmadka dadka abaaruhu saameeyeen iyadoo sameysay wasaarad qaabilsan arimaha gargaarka.<\/p>\n<p>Waxaana la isla gartay in la sameeyo qorshe lagu caawinayo dadka abaartu halakeysey si dhaqaale abuur loogu sameeyo, isla markaana looga fogaado in markale dhibaatada oo kale la kulmaan.<\/p>\n<p><strong>(Strengthening national security) xoojinta amniga qaranka;<\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo uu qodobkan Waxyaabaha ugu muhiimsan ay \u00a0kamid aheyd in taageeray codsigii dowladda Soomaaliya ee ahaa in laga qaado xayiraadda hubka ee saran Soomaaliya si hub iyo saanad military ay soo iibsankarto isla markaana \u00a0ay u suurtagasho in ay xasiliso amniga wadanka.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la isku raacay qorshaha amniga qaranka ee dowladda Sooomalaiya iyo maamul goboleedyada ay ku heshiiyeen 16 bishii tagtay.<\/p>\n<p>Marka laga hadlayo amniga ayaa waxaa la taageeray horumarainta hanaanka maamul maamliyadeed ee dalka lagu lafaguri doono shir daba socoda kan maanta la qaban doono bisha October ee sanadkan.<\/p>\n<p><strong>(More Inclusive Stable Politics) xasilooni siyaasadeed oo loo dhan yahay<\/strong><\/p>\n<p>Qodobkan ayaa waxaa lagu xusey in ahmiyadda ay leedahay hanaanka dibu eegista dastuurka oo keeni kara horumarinta amniga iyo xasiloonida siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>Xoojinta wada shaqeynta dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa la taageeray si doorasho qof iyo cod ah dalka ya ka dhacdo marka la gaaro sanadka 2021.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo la go\u2019aamiyay ahmiyadda ah leedahay in la soo wado wadahadaladii u dhxeeyay dowladda iyo maamulka Somaliland, iyadoo la soo dhaweeyay hamiga dowladu u heyso arintaas. \u00a0Waxaan rajeynaynaa in doorashada madaxtinimada ee Somaliland \u00a0oo dhici doono November 2017 ay keeni doonto fursad lagu dar dargelinyo wadahadalka \u00a0ayaa lagu yiri warmurtiyeedka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo la soo dhaweeyay doorta qurbe joogta ee horumarka dalka ay ku leeyihiin.<\/p>\n<p><strong>4- (Accelerating Somalia\u2019s Economic Recovery ) dardargelinta dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka<\/strong><\/p>\n<p>Dhaqaale xoogan in la horumariyo waxaa ay keeneysaa in nolshada dadka Soomaaliyeed kor loo qaado lana sameeyo shaqo abuur. \u00a0Xoojinta dkhliga gudaha ayaa aas aasu ah in la yareeyo u nuglaansha baaraha in la adkeeyo xasiloonida ayaa qeybka ah horumarinta \u00a0iyo u adkeysiga xaaladaha adag una baahan in la sameeyo qorshe horumarineed oo joogto ah.<\/p>\n<p>Shirkadaha xawaaladaha \u00a0Soomaalida ayaa ah kuwo muhiim u ah nolshada dalka Soomaaliyeed isla markaana waxaa ay qeyb weyn ka qaataan kabaca dhaqaalaha dalka, waxaana loo baahan yahay in la xaqiijiyo bankigayada ay xiriirka ganacsi la leeyihiin, isla markaana la dejiyo shuruucdii lagu hagi lahaa.<\/p>\n<p>Waxaa la soo dhaweeyay qorshaha dowladda cusub oo ah la dagaalanka musuq,iyadoo madaxda dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada lagu adkeeyay in ay xoojiyaan arintan isla markaana talaabo adag laga qaado dadka lagu helo musuq iyo wax isdabo marinta.<\/p>\n<p><strong>(New Partnership for Somalia)<\/strong><\/p>\n<p>Qodobka u dambeeya warmurtiyeedka ayaa waxaa uu ahaa qorshaha cusub ee taageerada Soomaaliya iyadoo la garowsday in qorshaha horumarinta qaranka uu yahay kan lagu wada shaqeyn doono, gaar ahaan amniga, dhismaha hey\u2019adaha dowliga ah, xuquuqul insaanka, ku dhaqanka sharciga, maamul wanaaga, la dagaalanka musuqa iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta dib ugu soo noqday magaalladda Muqdishu. Wafdiga Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalladda London, halkaasi oo ay ka socdeen shirar looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdiga Madaxweynaha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36884"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36887,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36884\/revisions\/36887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}