{"id":36871,"date":"2017-05-12T22:00:16","date_gmt":"2017-05-12T19:00:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36871"},"modified":"2017-05-12T22:01:21","modified_gmt":"2017-05-12T19:01:21","slug":"kismaayo-oo-qarax-khasaare-geystey-uu-ka-dhaceyyaa-sheegtey-in-ay-ka-danbeeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/kismaayo-oo-qarax-khasaare-geystey-uu-ka-dhaceyyaa-sheegtey-in-ay-ka-danbeeyeen\/","title":{"rendered":"Kismaayo oo Qarax Khasaare Geystey uu ka dhacey\/yaa sheegtey in ay ka danbeeyeen?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/kismaayo-oo-qarax-khasaare-geystey-uu-ka-dhaceyyaa-sheegtey-in-ay-ka-danbeeyeen\/qarax-kismaayu\/\" rel=\"attachment wp-att-36872\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36872\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-kismaayu.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-kismaayu.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-kismaayu-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay halka tira kalana ay ku dhaawacmeen Qarax ismiiidaamin ah oo galabta ka dhacay magaalladda Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa fuliyay nin soo xirtay waxyaabaha qarxa, sida uu sheegay Afhayeenka wasaarada amniga ee dowladda federalka Soomaaliya Axmed Carab.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa xaqiijiyay dhimashada laba qof oo rayid ah iyo qofka is qarxiyay. Labada qof ee rayidka ahaa ee dhintay ayaa kala ah haweeney iyo gabar yar oo 7 jir ahayd.<\/p>\n<p>Ciidamada maamulka Jubaland ayaa howlgallo ka sameyay magaalladda Kismaayo\u00a0qarax kadib, balse lama oga cida ay kusoo qabteen howlgalka.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyada qaraxa, balse Al Shabaab ayaa inta badan weeraro noocaan oo kala ah ka fuliya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Horaantii sanadkan qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa, ayaa isku qarxiyay magaalladda Kismaayo, sida ay xiligaasi sheegeen saraakiisha amniga ee maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale bishii Agoosto ee sanadkii 2015, Qarax ayaa ka dhacay xerada tababarka ciidamada ee Kismaayo, waxaana qaraxaasi uu ahaa gaari isku qarxiyay markuu xerada soo galay.<\/p>\n<p>Dhimashada qaraxasi ka dhalatay ayaa gaareysay ilaa afar iyo toban qof, halka dhaawacana uu gaarayay ilaa lix.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay halka tira kalana ay ku dhaawacmeen Qarax ismiiidaamin ah oo galabta ka dhacay magaalladda Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa waxaa fuliyay nin soo xirtay waxyaabaha qarxa, sida uu sheegay Afhayeenka wasaarada amniga ee dowladda federalka Soomaaliya Axmed Carab. Afhayeenka ayaa xaqiijiyay dhimashada laba qof oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36871"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36874,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36871\/revisions\/36874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}