{"id":36855,"date":"2017-05-12T20:19:29","date_gmt":"2017-05-12T17:19:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36855"},"modified":"2017-05-12T20:21:33","modified_gmt":"2017-05-12T17:21:33","slug":"magaalada-muqdisho-oo-lagu-diley-mid-kamid-ahaa-ergadii-xildhibaanada-kusoo-doortey-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/magaalada-muqdisho-oo-lagu-diley-mid-kamid-ahaa-ergadii-xildhibaanada-kusoo-doortey-galmudug\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo lagu Diley Mid kamid ahaa Ergadii Xildhibaanada kusoo doortey Galmudug,"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/magaalada-muqdisho-oo-lagu-diley-mid-kamid-ahaa-ergadii-xildhibaanada-kusoo-doortey-galmudug\/xamar-nin-la-diley\/\" rel=\"attachment wp-att-36856\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36856\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xamar-nin-la-diley.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xamar-nin-la-diley.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xamar-nin-la-diley-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Koox hubeysan ayaa xalay degmadda Hodan ku dilay mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaannada Baarlamaanka kasoo galay deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p>Nabadonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sayid Cali Cismaan Abtidoon, waxaana lagu dilay xaafadda Albaraka ee degmadda Hodan.<\/p>\n<p>Qaar kamida ehelka Marxuum \u00a0Sayid Cali Cismaan Abtidoon, ayaa sheegay in kooxdii dilka geysatay ay goobta ka baxsatay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Arbacadii lasoo dhaafay, koox hubeysan ayaa degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C\/qaadir Xuseen, sida goobjoogayaal ay sheegeen.<\/p>\n<p>Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti ee degmaddaasi, waxaana baxsaday kooxdii dilka geysatay.<\/p>\n<p>Maxamed Ugaas C\/qaadir oo ah wiilka marxuumka geeryooday ayaa sheegay in wiilal dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado ay madaxa ka toogteen Aabihiis \u00a0xilli uu ku sugnaa meel u dhow \u00a0buundada Ansalooti dhanka degmadda Waabari.<\/p>\n<p>Nabadoonnadii wax kasoo doortay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beegsi lagu hayay tan iyo markii ay soo dhamaadeen doorashooyinkii Aqaladda Baarlamaanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Koox hubeysan ayaa xalay degmadda Hodan ku dilay mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaannada Baarlamaanka kasoo galay deegaannada Galmudug. Nabadonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sayid Cali Cismaan Abtidoon, waxaana lagu dilay xaafadda Albaraka ee degmadda Hodan. Qaar kamida ehelka Marxuum \u00a0Sayid Cali Cismaan Abtidoon, ayaa sheegay in kooxdii dilka geysatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36855"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36855\/revisions\/36858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}