{"id":36847,"date":"2017-05-12T02:51:24","date_gmt":"2017-05-11T23:51:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36847"},"modified":"2017-05-12T02:52:24","modified_gmt":"2017-05-11T23:52:24","slug":"axmed-madoobe-oo-shirkii-london-ka-sheegey-in-aanu-taageersaneyn-nidaamka-federalisamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/axmed-madoobe-oo-shirkii-london-ka-sheegey-in-aanu-taageersaneyn-nidaamka-federalisamka\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo Shirkii London ka Sheegey in aanu taageersaneyn Nidaamka Federalisamka."},"content":{"rendered":"<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Daawo Khudbadii Ahmed Madoobe ee Xafladii Farmaajo + Sacab Isqabsaday\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wg5vq97FsKU?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa isaga oo ku sugan magaalada London sheegay in uusan aaminsaneyn nidaamka federaalisamka iyo in Soomaaliya ay yeellato madaxweynayaal farro badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalkan ayuu ka hor sheegay Axmed Madoobe kulan xalay madaxda Soomaalida ay la qaateen Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK, waxaana kulanka sidoo kale joogay madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada, Puntland, Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa laga hadlaa inta badan State-yo\u00a0 iyo madaxweyneyaal faro badan, Aniga shaqsiyan waxaan ahay dadka aan rumeysneyn Fadaraalisamka, \u2018\u2019 ayuu yiri madaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee in nidaamkan la qaato ayuu ku tilmaamay arin ay daruuf keentay, balse aysan ku qanacsaneyn Soomaalida in dalka uu yeesho madaxweynayaal farro badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Madoobe ayaa sheegay in Soomaalida aysan micno badan u sameyneynin shirarka hadba lagu qabanyo wadamada shisheeye, hasse ahaatee sida uu hadalka u dhigay waxa micnaha badan sameynaya tahay waxa Soomaalida dhaxdeeda la timaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ugu danbeyntii, sheegay in Soomaalida ay ka gudbin doonto nidaamkan iyo madaxweynayaasha tirada badan, isaga oo Jaaliyada Soomaalida kula dardaaramay in arintaa ay ka wada shaqeeyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa isaga oo ku sugan magaalada London sheegay in uusan aaminsaneyn nidaamka federaalisamka iyo in Soomaaliya ay yeellato madaxweynayaal farro badan. Hadalkan ayuu ka hor sheegay Axmed Madoobe kulan xalay madaxda Soomaalida ay la qaateen Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK, waxaana kulanka sidoo kale joogay madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36847"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36850,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36847\/revisions\/36850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}