{"id":36842,"date":"2017-05-12T02:07:07","date_gmt":"2017-05-11T23:07:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36842"},"modified":"2017-05-12T02:26:55","modified_gmt":"2017-05-11T23:26:55","slug":"jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-u-k-oo-ay-si-wadajir-ah-ula-hadleen-madaxda-qaranka-soomaaliya-ee-shirka-london-ka-qeyb-gelaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-u-k-oo-ay-si-wadajir-ah-ula-hadleen-madaxda-qaranka-soomaaliya-ee-shirka-london-ka-qeyb-gelaya\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaaliyeed ee U.K oo ay si wadajir ah ula hadleen Madaxda Qaranka Soomaaliya ee Shirka London ka qeyb gelaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-u-k-oo-ay-si-wadajir-ah-ula-hadleen-madaxda-qaranka-soomaaliya-ee-shirka-london-ka-qeyb-gelaya\/madaxda-soomaalida-london\/\" rel=\"attachment wp-att-36844\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36844\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/madaxda-soomaalida-london.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/madaxda-soomaalida-london.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/madaxda-soomaalida-london-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Munaasabad siweyn loo soo agaasimay waxaa ay wadda jir ula hadleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK, waxaana kulanka qeyb ka ahaa dhamaanba madaxda dowlad gobolleedyada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Puntland C\/wali Gaas oo khudbad ka jeediyay\u00a0munaasabada ayaa sheegay sanadkaan madaxda Soomaalida ayaga oo midaysan oo wax qilaaf ah u dhaxeyn in ay ka qaybgalayaan shirkaan caalamiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in\u00a0 qorshahoodu yahay iyaga oo mideysan \u00a0in ay u adeegaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in wanaaga uu ku haray qurbo joogta, balse iyaga uu ku dambeeyo wali qabiilka,\u00a0wuxuuna tilmaamay in loo baahanyahay in laga gudbo kala qaybsanaanta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed \u00a0ayaa sheegay in Midnimo iyo walaalnimo ku wada socdaan dhammaan Madaxda Soomaaliya ee ka qaybgalaya Shirka London, waxaana uu sheegay in shirkaa uu ku hogaaminayo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Hirshabeelle \u00a0Cali C\/llaahi Cosoble ayaa sheegay in ay ku wada socdaan hal hadaf, \u00a0islamarkaana dhammaan madaxda Soomaalida ay uga danbeeyaa arimaha shirka madaxweynaha Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug \u00a0Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ugu baaqay qurba joogta Soomaaliyeed ee ku sugan waddanka UK ay ka shaqeeyaan Midnimada umadda Soomaaliyeed sidoo kalana ay qabiilka ka dheeraadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo\u00a0ayaa sheegay in loo baahan yahay in dowladda la garab istaago, isla markaana la iska dhaafo qabiilka iyo qurunkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay inay ku mideysan yihiin sidii dalka loogu soo dabaali lahaa amni iyo nabadgelyo, isla markaana al-Shabaab laga saaro dalka oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-u-k-oo-ay-si-wadajir-ah-ula-hadleen-madaxda-qaranka-soomaaliya-ee-shirka-london-ka-qeyb-gelaya\/hormuud-logo-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36843\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36843\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad siweyn loo soo agaasimay waxaa ay wadda jir ula hadleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK, waxaana kulanka qeyb ka ahaa dhamaanba madaxda dowlad gobolleedyada dalka. Madaxweynaha Puntland C\/wali Gaas oo khudbad ka jeediyay\u00a0munaasabada ayaa sheegay sanadkaan madaxda Soomaalida ayaga oo midaysan oo wax qilaaf ah u dhaxeyn in ay ka qaybgalayaan shirkaan caalamiga ah. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36842"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36846,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36842\/revisions\/36846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}