{"id":36823,"date":"2017-05-11T22:44:49","date_gmt":"2017-05-11T19:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36823"},"modified":"2017-05-11T22:46:01","modified_gmt":"2017-05-11T19:46:01","slug":"shirkii-golaha-xukuumadda-soomaaliya-oo-looga-hadley-amniga-qodobana-laga-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirkii-golaha-xukuumadda-soomaaliya-oo-looga-hadley-amniga-qodobana-laga-soo-saarey\/","title":{"rendered":"SHirkii Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadley Amniga qodobana laga soo saarey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirkii-golaha-xukuumadda-soomaaliya-oo-looga-hadley-amniga-qodobana-laga-soo-saarey\/xukuumada-khayre-shir\/\" rel=\"attachment wp-att-36825\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36825\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xukuumada-khayre-shir.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xukuumada-khayre-shir.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/xukuumada-khayre-shir-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkii shalay waxaa ka qeyb-galay madaxda laamaha amniga dalka, waxaana lagu falanqeynayey dardar-gelinta hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cAmmniga waxaa uu yahay muhiimadda koowaad ee dawladda ay ku dhisan tahay, xukuumadda Soomaaliya waxaa ay ka shaqeyn doontaa sidii loo heli lahaa amni lagu kalsoon yahay\u201d, sidaasi waxaa yiri Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Dhinaca kale madaxda laamaha amniga qaranka oo iyaguna shirkaasi ka hadlay ayaa ka warbixiyey waxqabadka iyo qorshe hawleedkooda, iyagoo dhanka kalena ka dalbaday shacabka inay taageeraan barnaamijyada dalka lagu xasilinayo.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyrre, ayaa qorshaha koowaad waxa uu u yahay sugida ammaniga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dalka Soomaaliya ayaa qeybo kamid ah waxaa maamulla Al Shabaab, gaar ahaan qeybo \u00a0ka mid ah koonfurta Soomaaliya. Sidoo kale Al Shabaab ayaa inta badan weeraro ka fuliya Magaalladda Muqdishu, taas oo muujineysa in Al Shabaab ay wali awoodaan in ay weeraro ka fuliyaan magaalladda Caasimadda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa shalay shir guddoomiyey kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka ee Soomaaliya. Shirkii shalay waxaa ka qeyb-galay madaxda laamaha amniga dalka, waxaana lagu falanqeynayey dardar-gelinta hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho. \u201cAmmniga waxaa uu yahay muhiimadda koowaad ee dawladda ay ku dhisan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36823","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36823"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36827,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36823\/revisions\/36827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}